Hargeysa: Dhalinyarada Bariga Caasimadda oo Ka Soo Horjeestay Qaylo-dhaanta Guddoomiyaha Waddani u diray Taageerayaasha Xisbiga
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Dhalinyarada Bariga magaalada Hargeysa, ayaa ganafka ku dhuftay bannaan-bax Xisbiga Waddani ugu baaqay taageerayaashiisa gobolka Maroodijeex inay maalinta...
Guddoomiyaha UCID oo faahfaahiyey Natiijada Kulan Caawa Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Mowqifka Xisbigiisa ee Xaaladda Taagan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka soo horjeestay go'aanka uu qaatay Xisbiga Dhiggiisa ah ee Waddani...
Shir lagu Qiimeynayo Qorshaha Hiigsiga Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDS-ka oo Hargeysa ka furmay
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay Kulan Ujeeddadiisu tahay dib-u-eegis iyo qiimeyn lagu Samaynayo Qorshaha Hiigsiga heer Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDs-ka. Kulanka...
Xoghayihii Guud & Afhayeenkii Xisbiga Waddani oo Xabsiga Loo taxaabay iyo Ciidamo la wareegay Xaruntii Dhexe ee Xisbiga
Hargeysa (SLpost)- Ciiammada Ammaanka ayaa caawa Xabsiga u taxaabay Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayihii Guud ee Xisbiga Khadar Xuseen Cabdi, sida...
“Hoggaaminta Dalka Oo Qori Isu-dhiiba Oo Aynu Halkan Ku Soo Gaadhnay Ayuunbaa Qarankan Ka Shaqaynaysa” – Afhayeenka Madaxweynaha
“Madal Qaran Shir Beeled Iyo Guuro bahalayn Hoose Oo Reereed Maanta Somaliland Way Soo Dhaaftay, Kuma Noqonayso” Afhayeen Maxamuud Warsame “wuxuu maanta ka hadlay gudoomiyuhu arrin...
Xisbiga Waddani oo ku Adkaystay Fulinta Baaqii Guddoomiye Cirro u diray Taageerasha
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku adkaystay inay qabanayaan isla markaana aanay waxba iska beddelin baaqii gudoomiyaha Xisbiga Waddani isugu yeedhay...
Somaliland oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xusuusta Dadka ku Waxyeelooba Shilalka Gaadiidka (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Maalinta Caalamiga ah ee xasuusta dadka kuwaxyeeloobay shilalka waddooyinka oo sannad walba la qabto taariikhdu marka ay tahay 17 November, ayaa si...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

