Home"Cirro Isagaa Qaadaya masuuliyadda Mudaharaadka iyo Wixii ka dhasha..." Maayar SOLTELCO

“Cirro Isagaa Qaadaya masuuliyadda Mudaharaadka iyo Wixii ka dhasha…” Maayar SOLTELCO

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Maayar magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ugu baaqay inuu ka laabto baaq qaylo-dhaan ah oo uu taageerashiisa gobolka Maroodijeex kaga dalbaday Isu-soo bax ay isugu yimaaddaan Xarunta Xisbiga ee magaalada Hargeysa.

blankGuddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maanta saxaafadda la hadlay, waxa uu taageerayaasha Xisbiga ugu baaqay inay Isniinta Berri 8-da subaxnimo isugu yimaaddaan Xarunta Dhexe ee Xisbigu ku leeyahay Bariga magaalada Hargeysa si loogu sheego arrimo la xidhiidha xaaladda dalka.

Balse, Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee Caasimadda ahna maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo saxaafadda la hadlay maanta, ayaa hadalka Md Cirro ku tilmaamay tallaabo aan laga fiirsan oo horseedi karta ammaan-darro waxyeello u geysan karta habsami u socodka ganacsiga magaalada Hargeysa.

Md Cabdiraxmaan Soltelco waxa uu sheegay inay Dowlad Hoose ahaan u xil-saaran yihiin ammaanka caasimadda, ugana hawl-gali doonaan si kasta oo lagu ilaalinayo xasiloonida magaalada Hargeysa, sidaas awgeed khasaare kasta oo ka dhasha qayla-dhaanta shacabka loo diray uu Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro masuuliyaddeeda dusha ku qaadan doono.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalka Maayarka Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories