Xisbiga WADDANI oo Naqdiyey Buug Laga Qoray Waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Warsaxaafadeed ka soo baxay xisbiga WADDANI oo uu ku sexeexan yahay Xoghayaha warfaafinta ee xisibigaasi Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si adag u lafaguray...
SIR MA QABE ALLAA U SAHAN AH! Fashilka Heshiis Dhexmaray Suldaan Xiiray iyo Xukuumadda Siilaanyo
Maxaa ii damaanada,Nin doonaa ha mehershee,Inuu daacad yahayoo,Ajenda u dahsoonayn? Doorashdii dhacday 26 june 2010 ayaa Madaxweyne Siilaanyo loo doortay hogaaminta qaranka Somaliland, kadib...
Somaliland oo Ka digtay Faro-gelinta Hay’addo Ajaanib ahi ku Hayaan Shuruucda Dalka Iyada oo Aqoonyahankii Dalku Joogo
Hargeysa(SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay Faro-gelin ay sheegtay inay ku hayaan Sharciga iyo Shuruucda dalka Hay’adaha tirada badan ee ku sugan dalku, isla markaana,...
Baahiyaha Cisbitaalka Guud ee Hargeysa!
Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa waxa la aas-aasay 1953kii. Sannadkan 2015 waxa uu jiraa 62 sano. Maamuladii kala duwanaa ee waddanka soo maray midba...
Mudaneyaasha Guurtida oo Shirguddoonka ka Dalbaday in loo Yeedho Mas’uuliyiinta Amniga Qaranka Qaabilsan
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii shalay ee Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa mudanayaashu ku soo gebogabeeyeen dooddii qodob ka mid ah ajandahooda oo ku saabsanaa amniga...
Badhasaabka Buuhoodle oo ku Baaqay in la soo Qabto Gacan-ku-dhiigle Nin ku Dilay Qorilugud Sida uu Dhigayey Heshiis-Nabadeed oo Hore
Hargeysa(SLpost) -Badhasaabka gobolka Buuhoodle Cismaan Ciise Maxamed ayaa ugu baaqay beelaha degga Qori-lugud iyo Horu-fadhi in ay ilaashadaan nabadgeliyadoodda, isla markaana ay ka fogaadaan...
SUCUUDIGA: Haweeen La Doortay Markii ugu Horaysay Taariikhda Dalkaasi
Jiddah(SLpost)- Ugu yaraan afar haween ah, ayaa loo doortay xildhibaanimo markii u horreysay taariikhda dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia, kadib doorasho haweenka loo ogolaaday inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

