Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir). Qormada 4aad
"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...
Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland oo Jigjiga u Tagay Casuumad uu u Fidiyey Madaxweynaha Kililka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Jigjiga (SLpost)-Gudomiyaha barlamaanka Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) oo maalmihii u danbeeyayba safar ku joogay dalka Ethiopia...
SALAXLEY: Musharax Bulshada ku Wacyigeliyay Qaadhashada Kaadhka Aqoonsiga iyo Codbixinta
Sallaxley(SLpost)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi (Finad), oo ka mid ah murashaxiinta u taagan jagada murashaxnimada golaha baarlamaanka dalkan jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay socdaal ugu anbabaxay deegaanno...
Dr Maxamed Xaaji Cali oo Sheegtay in Looga Tanaasulay Musharaxnimada Madaxweyne-xigeen ee Xisbiga WADDANI
Hargeysa(SLpost)- Munaasibad aad u bilan oo dhammaanba siyaasiyiinta hanka uu ka hayey murashaxnimada madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI ay ugaga tanaasulayeen Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Xaaji Cali,...
Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer ku Tagay Maxkamadda Sare iyo Laamaha Caddaaladda
Hargeysa(SLpost)-Kormeerkan Madaxweynuhu ku tegay Maxkamadda sare, Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, maxkamadda degmada, Xeer ilaalinta Guud iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka ayey ujeedadiisu la xidhiidhay ka...
Suldaan Xiiray oo Xukuumadda ugu Hanjabay in uu Sheegi Doono Siro uu ka Hayo
Hargeysa(SLpost) - Suldaan Yuusuf Xiiray, oo ka mid ah salaadiinta Somaliland, ayaa xukumadda ugu hanjabay inuu sheegi doono siro uu ka hayo xukumadda Siilaanyo,...
Axmed Muumin Seed oo Ka Hadlay Musharaxiin Kursigiisa kula Tartamaya
Hargeysa(SLpost) - Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay inuu raali ku yahay in lagula tartamo kursiga uu ku fadhiyo. Waxa uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

