Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Dhaxalkii Askariga! Qaybta 9aad

Sida aynu maqaalladii hore ku soo sheegnay, mar hadaynu isla garannay in aanu gudoomiye Muuse Biixi marnaba lahayn sifooyinka hogaamineed, waxa ay su’aashu tahay,...

BERBERA: Softwareka KAYDKA SUUGAANTA oo La Soo Bandhiggay

Berbera(SLpost)-Waxa habeenkii xalay hoolka jaamacadda culuumta badda ee magaalada berbera lagu soo bandhigay soft ware lagu ururiyay 48 abwaan sugaantoodii iyo waliba silsilado Suugaaneed. Soft warekan...

Xildhibaan Indho-indho oo Ka Hadlay Baadhis Shidaal oo ka Socota Gobolka Sool

Hargeysa(SLpost) - Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan golaha guurtida, ayaa jawaab adag siiyay wasiiro ka tirsan xukuumadda Muqdisho iyo Garoowe, kuwaasi oo ka...

Baro Qaababka aad Lacagta Ku soo Gasha Wax uga Kaydsan Karto

  Qaababka aad Lacagta Ku soo Gasha Wax uga Dhigan Karto Kharashkaagana Si Caqli Ku Dhisan U Xakamayn Karto:   Haddii aad hadda uun shaqo bilowday, ama...

Guddoomiyaha UCID  oo ka Hadlay Shir Jabuuti Uga Socda Somalia

Hargeysa(SLpost)- Eng Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga Ucid, ayaa shirka wadatashiga hiigsiga 2016-ka ee Somalia uga furmay Jabuuti ku eedeeyay in Niman Khaatumo aaminsani...

Shir Saddex Geesood ah oo Ku Saabsan Cabashooyinka Saxaafadda oo Madaxtooyada Lagu Qabtay

Hargeysa(SLpost)- Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka madaxtooyada Somaliland, ayaa sharaxay kulan saddex geesood ah oo madaxtooyada ku dhexmaray xukuumadda, bahda garsoorka iyo ururka saxaafadda ee...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir). Qormada 5aad

"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay,  Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye,  Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese,  Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img