Jabuuti: Xaamud Cabdi Suldaan Oo La Xidhay
JABUUTI(SLpost)-Dowladda Djibouti ayaa shalay xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan oo dhawaan ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay Dhjibouti. Afhayeenka dallada...
Qaadaafi Waxa Uu Putin Ka Codsaday In Inantiisa Uu U Guuriyo Wiilkiisii Sayful-Islaam. Jawaabtii Putin
Moscow (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Liibiya Mucammar Al-Qaddaafi ayaa si uu u adkeeyo xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka waxa uu dadaal u galay...
Dabaaldagyadii Sandka Cusub Ee Dalalka Biljamka,Faransiiska iyo Ruushka Oo Baqdini Saamaysay
Hargeysa(SLpoat)-Booliska dalka Belgium ayaa su’aalo weydiinaya lix qof oo dheeraad ah, kuwaasi oo lagu tuhmay in ay qorsheynayeen weerarro ay ka fuliyaan caasimadda Brussels...
Dab Qabsaday Dhisme Dheer oo Ku Yaal Dubai oo Lagu Qaban Lahaa Xaflada Soo Dhawaynta Sanadka Cusub
Dubai(SLpost)-Dab weyn ayaa waxa uu qabsaday hoteel dheer oo ku yaal badhtamaha magaalada Dubai una dhaw dhismaha ugu dheer adduunka ee Burj Khaliifa. Waxaa la...
Guddoomiye Cirro oo Shacbiga u Diray Hanbalyo iyo Duco Dhalashada Sanadka Cusub 2016
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga wadan ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shacbiga reer Somaliland iyo guud ahaan bushada caalamka ku hanbalyeeyay sanadka cusub...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga Hanbalyo Ugu Soo Diray Dhashada Sanadka Cusub 2016 Una Rajeeyay Barwaaqo
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shabiga Somaliland ku hanbalyeeyay dhalashda sanadka cusub 2016, waxaanu ugu duceeyay shacbi weynaha reer Somaliland nabadqab iyo barwaaqo. Waxa uu...
Musharax Muuse Biixi Oo Shacbiga Ku Hanbalyeey Dhalashada Sanadka Cusub 2016
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabiga Somaliland iyo guud ahaan shucuubta caalamka ku hanbalyeeyay dhalashada sanadka cusub, waxaanu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

