HomeSomaliland oo Ka digtay Faro-gelinta Hay’addo Ajaanib ahi ku Hayaan Shuruucda Dalka...

Somaliland oo Ka digtay Faro-gelinta Hay’addo Ajaanib ahi ku Hayaan Shuruucda Dalka Iyada oo Aqoonyahankii Dalku Joogo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Hargeysa(SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay Faro-gelin ay sheegtay inay ku hayaan Sharciga iyo Shuruucda dalka Hay’adaha tirada badan ee ku sugan dalku, isla markaana, aqoonsadaan Aqoonyahannada Qaranka ee dhanka sharciga.

 

Xukuumaddu waxay sheegtay in Hay’ado doonaya inay gunno ku soo qaataan Arrimaha Sharciga ee Somaliland hoosna u dhigaan tayada khuburada dhanka sharciga ee Somaliland, iyaga oo shaqo ka dhiganaya inay tabobbarro qabtaan.

 

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Axmed Faarax Cadarre oo Shalay ka hadlayey Furitaanka Shir Hargeysa uga furmay Guddiga Caddaaladda, ayaa sidaas sheegay

“Waddanka waxaynu uga masuul nahay inaynu Sharcigiisa iyo Xeerarkiisa ilaalinno ee aynu habeyno. Sharci-yaqaannadii iyo Xeer-ilaaliyayaashii iyo Aqoonyahannadii Sharciga ee dalku way buuxaan oo wixii Khuburo ah waa la soo qaadan karaa (Shaqaaleysiin karaa).”ayuu yidhi wasiirka caddaalada Somaliland.

 

waxanu soo jeediyay in arinkaasi laga tashado haayadaha arimaha sharciga farogalinta ku haya.

“Laakiin, inay boqol Hay’adood is dhex cararaan oo ay Sharcigeenna qolo kastaa tidhaahdo wax garan maysaan maaha iyaga oo doonaya inay inyar oo gunno ah ku soo qaataan, arrinkaana inaynu ka tashanno ayaynu u baahannahay.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Somaliland Axmed Faarax Cadarre.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories