HomeMudaneyaasha Guurtida oo Shirguddoonka ka Dalbaday in loo Yeedho Mas’uuliyiinta Amniga Qaranka...

Mudaneyaasha Guurtida oo Shirguddoonka ka Dalbaday in loo Yeedho Mas’uuliyiinta Amniga Qaranka Qaabilsan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Fadhigii shalay ee Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa mudanayaashu ku soo gebogabeeyeen dooddii qodob ka mid ah ajandahooda oo ku saabsanaa amniga iyo nabad gelyada dalka. Fadhigan shalay oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaashii doodad ka qayb qaadanayay waxa ay aragtiyo aan kala durugsanayn ka bixiyeen xaaladda dalku ku sugan yahay iyo sida ay tahay siyaasadda arrimaha gudaha ee dalku. Waxaanay ku sababeynaayeen in siyaasada arrimaha dibada ee dalkeena laga dheehanaayo siyaasada arrimaha gudaha ee dalka, halka sidoo kalena xildhibaannada qaarkood ay soo jeedinaayeen in wax laga qabto dhinaca arrimaha bulshada. xildhibaan Muxumed aw Axmed oo ka mid ahaa mudanayaashii dooda maanta ka qaybqaadanaayey ayaa hadakiisa ku bilaabay sidan: “ Waxaynu caalamka ka iibinaynaa waa nabadgalyada haddii Somaliland nahay, halkii ay qusaysaa waa in ay kaalinteeda ka qaadataa, qoddobka aan ka hadlayaa waxa weeyi in howsha nabadgayda, qayb weyn ayey ka qaadan jireene uu golahan guurtidu wacyigalinta kaalintooda ka qaato. nabadgalyadu haddii aannay kharash lahayn ma socoto’e haddii nabadgalyada kharashkeedii uu goluhu [hore] cunay , immikaba ayaan la cunin oo waa kaa shirgudoonkiiye arrintaas meel ha iska dhigo”. Sidaas ayuu yidhi Xil. Muxumed Aw Axmed.

Geesta Kalena Xildhibaan Maxamed Sheekh C/Raxmaan oo ka mid ahaa mudanayaashii doodii shalay ka qaybqaadanaayey ayaa shirgudoonka golahaaasi si buuxda uga dalbaday in mas’uuliyiinta dhinaca amniga loo yeedho si golahaasi uu wax u weydiiyo arrimaha nabadgalyada ee dalka, sidaasi ayaanu fadhigii shalay ku soo gebogaboobay iyada oo gudoomiyaha golaha guurtidu uu mudanayaasha ka codsaday in ay soo xaadiraan fadhiyada goluhu yeelanaayo ee dembe.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories