Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Waxay Baylihisay Hawlihii Qaranka

  27 Sept. 2015 madaxweynihii jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud wuxuu safar shaqo ugu kicitimay dalalka imaaraadka carabta iyo Jamhuuriyada Ireland markii uu casuumad...

Ra’iisal-wasaaraha Canada oo Si Raganimo leh u Qirtay in  Doorashada Lagaga Guulaystay

Toronto(SLpost)- Xisbiga mucaaradka ee Libralka ee dalka Canada ee uu hogaaminaayo Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashooyiinkii guud ee dalkaasi.     Xisbigan ayaa si weyn oo...

Cali Guray oo Naqdiyey Jawaabtii Madaxweynaha ee Musharaxnimadiisa Iyo Saamaynteeda Xisbiga

Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha saddexaad ee Ucid, Cali Guray ayaa falanqayn ku sameeyay sababta madaxweyne Siilaanyo uga muquurtay inuu caddeeyo inuu yahay musharaxa Kulmiye ee madaxtinimo...

Madaxweynaha Jabuuti oo Abaalmarin Guddoonsiiyay Boqorka Sucuudiga

Riyad(SLpost)-Boqorka dalka Sucuudiga, boqor Salmaan Binu Cabdilcasiis, ayaa qaabilay hogaamiyaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo booqasho ku tagay waddanka Sucuudiga. Labada hogaamiye ayaa...

Guddoomiyaha Ucid Oo Ka Hadlay Xaaladdda Kulmiye Iyo Golayaasha Deegaanka Dalka

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xisbiga KULMIYE  inay loolankoodu noqdo mid sharciga xisbiga lagu...

Dadyahow Dawladnimo Ma Xafiiska Madaxweynaha ! Yaab

    Somaliland oo maanta jirta muddo ku siman 25 sano jirtay ayaanay  wali gobalada iyo degmooyinka dalka wada gaadhi maamulka iyo adeeygii looga baahan guud...

Soomaaliya: Dagaal ka Dhacay Beledwayne

Beleweyne(SLpost)- Iska horimaadyo culus ayaa saaka ka dhacay xaafadda Hawlwadaag oo ka tirsan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img