HomeDadyahow Dawladnimo Ma Xafiiska Madaxweynaha ! Yaab

Dadyahow Dawladnimo Ma Xafiiska Madaxweynaha ! Yaab

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Somaliland oo maanta jirta muddo ku siman 25 sano jirtay ayaanay  wali gobalada iyo degmooyinka dalka wada gaadhi maamulka iyo adeeygii looga baahan guud ahaan degmooyinka iyo gobalada dalka  waxaana tusaale kooban u ah degmada Mandheera ee gobalka Saaxil oo ka mid degmooyinka salka u ah dawladnimada iyo dib heshiistii beelaha somaliland ayaa xilliga far madhan ka tagaan qaara ka mid adeegyadii asaasiga ahaa , sababta u wacan oo ah inay degmada bulshada iyo siyaasiga ka soo jeeda ay noqotay inay ka gaabsada  baahiyaha iyo dhaliisha ka jirta deegaanka degmada  xukumada kasta oo dalka soo martay  ay ku xisaabtato bulshada deegaanka degmada Mandheera ee gobalka saaxil oo la yidhaahdo waa degmada boqolkiiba boqol dad ku nool waa muxaafid balse maanta  taasi  way soo dhaamatay  bulshada ku dhaqan deegaankaas oo xilliga la joogo waxa soo ifbaxay dhibaatada ka jira deegaanka degmada Mandheera.

 

 

Degmada Mandheera maanta dhibaatooyinka ugu weyn waxa kaalinta ugu weyn kagga jira muranka iyo xaaladaha colaadeeda xudanta yahay muranka iyo khilaafyada xagga dhulka , waxaana todobaadkan ay ku jiro ka jiray duleedka beri ee xarunta degmada Mandheera  ee Abdaal ka soco xaalada colaadeeda oo labo beelood oo wada dega deegaanka beereedka dooxa Godlay isku hayeen muran dhul beereed taas oo qarka u saaran inay keento xaalada amni daro ama ay nabada galiyadu faraha ka baxdo sahayato nafo badan,waa deegaanka kaliya ee la cidi kala saara muwaadinta ay dhex gal muraan iyo  khilaafadka noocyadooda kala gedisan  ee marwalaba dhexmaray dadweynaha  ku nool kasta oo duunida korkeeda waxaana nasiib daro ah inanay kaba jirin degmada Mandheeera goobihii garsoorka ee dadweynaha lagu kala saari lahaa mana jirto maxkamad degmada leedahay  wax shaqo ah oo dhinica garsoorka ahi kama jiro oo kala saara dadweynaha ku nool deegaankaas , waa guuldaro tii ugu weyn ee soo marta deegaan bilow u ahaa dawladnimada Somaliland oo maanta fara madhan ka tagan adeeg mihiim u ah amaanka  iyo kala damabaynta  hadii u qofku wayo goob u dacwoodo waa inuu gacantiisa u hagar baxaa taasina waa tallada keenta colaadaha iyo shaqaaqda maalin walba ka dhacda deegaanada Somaliland.

 

Waxaana u baaqi lahaa xukumada inay hoos u eegto deegaanka degmada namdheera kana hawlgasho adeegyada tirade badan ee u baahan waxqabashada inay hirgaliso sida maxkamada degmada keentana garsoorayaal xirfada sare leh ,

Xasan cali nuur

Berbera Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories