HomeSoomaaliya: Dagaal ka Dhacay Beledwayne

Soomaaliya: Dagaal ka Dhacay Beledwayne

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Beleweyne(SLpost)- Iska horimaadyo culus ayaa saaka ka dhacay xaafadda Hawlwadaag oo ka tirsan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in uu wali socdo sidaa darteed aan wali la sixi Karin tirada rasmiga ah ee dhimashada balse tirade dhimashada ee aannu imika haynno ayaa ah ugu yaraan siddeed qof.

 

Iska horimaadka ayaa u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo kuwada sugan xaafadda Hawlwadaag waxaana la sheegayaa in uu ka dhashay markii labada maleeshiyo beeleed ay isku qabteen gaari xamuul ah, oo mid ka mid ah labada maleeshiyo beeleed ay dalbatay in canshuur laga siiyo, halka kooxdii kalena ay ku gacan saydhay.

 

Toddoba ka mid ah dadka geeriyooday ayaa ahaa maleeshiyadii dagaalku uu dhex maray, halka qof kalena uu ahaa rayid. Waxaa sidoo kale dagaalka ku dhaawacmay 11 ka mid ah maleeshiyada.

 

Ciidammo ka tirsan kuwa hawlgalka midawga Africa AMISOM, gaar ahaan kuwa Itoobiya ayaa u dhaqaaqay goobaha ay ku dagaalamayaan dhinacyada iska soo horjeeda, balse waxaa muuqata in wali rasaastu halkeedii ka sii socto mar marka qaarna la maqlayo hub culus oo ay is-weydaarsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda.

 

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka magaalada ayaa ugu baaqaya dhinacyada iska soo horjeeda in ay xabada joojiyaan wixii khilaaf ah ee jiranna ku dhameeyaa wadda-hadal.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories