HomeMadaxweynaha Jabuuti oo Abaalmarin Guddoonsiiyay Boqorka Sucuudiga

Madaxweynaha Jabuuti oo Abaalmarin Guddoonsiiyay Boqorka Sucuudiga

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Riyad(SLpost)-Boqorka dalka Sucuudiga, boqor Salmaan Binu Cabdilcasiis, ayaa qaabilay hogaamiyaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo booqasho ku tagay waddanka Sucuudiga. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlaya cilaaqaadka labada geesoodka ah ee Sucuudiga iyo Jabuuti, iyadoo sidoo kalena ay ka arrinsanayaan arrimaha ka taagan gobolada wamadaasi ku kala yaalaan.

 

 

Kulanka labada hogaamiye waxaa ka qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa dawladda Sucuudiga, halka dhanka Jabuuti ay Madaxweyne Geelle wehelinayeen masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibada Maxamed Cali Yuusuf, waxaana madaxda labada dal dib u eegayeen xidhiidhka labada wadan oo arrimo ku saabsan xidhiidhkoodana kor loo qaaday.

 

 

Madaxweynaha Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankaasi ku guddoonsiiyay Boqorka Sucuudiga Salaam Binu Cabdilcasiis,  abaal marinta ugu saraysa ee wadankiisu bixiyo, waxaana la sheegay inuu Boqorku ku mutaystay jaa’isaddaasi kaalinta uu kaga jiro gobolka wadankiisu ku yaalo iyo doorka uu ka qaato dalalka Muslimiinta ah iyo arrimaha Islaamka, sida ay baahisay saxaafadda Sucuudigu.

 

 

Boqorka Sucuudiga ayaa intii uu talada hayay laga dareemayay danaynta ah sidii uu saamayn ugu yeelan lahaa gobolka wadankiisu ku yaalo, sidoo kalena u noqon lahaa mid saamayn ku leh wadamada Islaamka, waxaanu hogaaminayaa isbahaysiga wadamada Khaliijka ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ka dagaalamaya.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories