Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Danjire Cawil oo ka Hadlay Xaaladda Kulmiye

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahi, Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sheegay in danta xisbiga KULMIYE ku jirto madaxweyne Siilaanyo oo ku...

Jaamacad ku Taala Hargeisa oo Sanadkiiba Laba Jeer Ardayda ku Kordhisa Lacagta

    Jaamacadda Golis waxa la aasaasay sanadkii 2005, iyadoo mulkiilaha haatan ee jaamacaddu uu kasoo ururiyay kharashkii jaamacadda lagu furey jaaliyadaha dibadaha oo uu qorshuhuna...

“Waad ku mahadsantihiin in aad Noogu Baaqdeen Degmada Axmed Dhagax, Waanuna iman Doonaa” Xulka Awdal

    Boorama(SLpost) - Maalmihii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay warar ku saabsan in xulka gobolka Awdal ka walaacsan yahay ka qayb qaadashada wajiga labaad...

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 7aad

Axmed waa uu sii hadlay,waxaana uu intaas u raaciyay saaxiibkii Ismaaciil “sidaad ogtahayba waxaynu nahay saaxiibo ay midaysay is-na bartay goobtan waxbarasho ee aynu...

Axmed Xuseen oo Noqday Soomaaligii Ugu Horeeyay ee Loo Doortay Baarlamaanka Canada

  Ottawa(SLpost)- Axmed Xuseen oo u tartamayay xisbiga Liberal ayaa noqonaya muwaadinkii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed oo ku guuleysta taariikhda doorashooyinka baarlamaanka dalka Canada, isagoo...

THE SILENT KILLER: “LOWER YOUR BLOOD PRESSURE, EAT LESS SALT”

The World Health Organization (WHO) 2012 report shows that one in three adults worldwide have raised blood pressure. Complications of hypertension account for 9.4...

Maamulka Garoowe oo Sheegtay in Madaxweynaha Puntland Amray Sii Daynta Madaxda Komishanka Doorashooyinka ee Sanaag

    Hargeysa(SLpost)- Maamulka Garoowe,  oo ka hadlay xadhiga ay u gaysteen xubno ka socday komishanka doorashada Somaliland oo degaannada Badhan iyo Dhahar ka fulin lahaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img