Shirkadda Gaadiidka Xamuulka Badda ee Caalamka ugu Weyn oo Isticmaali Doonta Dekedda Berbera
Berbera (SLpost)- Shirkad madaxbannaan oo qaabilsan gaadiidka xamuulka ee isaga kala goosha badaha caalamka, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay isticmaali doonto dekedda...
Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay In 20 Sano La Kireeyay Haamaha Keydka Shidaalka
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Dr Muuse Qaasim, ayaa maanta si rasmi shaaca uga qaaday in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka...
Madaxweynaha oo Dalka Ku soo Laabtay Kana Hadlay Khilaafka Kulmiye Iyo Musharaxnimadiisa
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka soo degay gagida Caalamiga ah diyaaraddaha ee Cigaal, iyaga oo ka...
MD. MADAXWEYNE SIYAASAD XUMADA IYO JAHAWAREERKA SHACBIGA KA SAAR OO MAWQIFKAAGA CADEE
Salaan dabadeed, beryahan dembe waxaa soo noqnoqonayay hadal nuxurkiisu yahay Madaxweynuhu Musharrax Maaha iyo Waa Musharrax, isaga ooh ore Madaxweynuhu hore u shaaciyey in...
“Wasiirrada Xukuumaddu Waa Inay ka Turjumaan Aragtida Madaxweynaha” Cabdoo Aayir
Hargeysa:(SLpost)-Badhasaabkii Hore ee Gobollada Togdheer iyo Awdal Md Cabdoo Axmed Aayir, ayaa ka digay Xubnaha wasiirrada ah ee iyagoo xilal umadda u haya haddana...
Aadan Dhoolayare Oo Ka Hadlay Loolanka KULMIYE Iyo Saameynta Uu Dalka Ku Yeelan Karo
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaalada Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare), ayaa ka hadlay tartanka murrashixiinta ku loolamaya xisbiga KULMIYE iyo saameynta uu dalka iyo...
HADDAANAN HALYEYGA RAACIN!
Bismilaahi Raxmaani Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Sideynu ogsoonnahay ama aynu ka war qabno waxaa innagu soo foodleh wakhtigii xisbul xaakimka Kulmiye uu qabsan lahaa shirweynihii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

