Kenya oo Maanta Xustay Maalinta Geesiyaasha
Nairobi(SLpost)-Guud ahaan waddanka Kenya, ayaa maanta waxaa looga dabaal-dagay Munaasabada 20 October oo ku beegan maalinta geesiyaasha Kenya oo Afka- Swahiliga lagu dhaho "Mashujaa"...
Maxay ku Kala Duwanaan Doonaan Shirkaddii Total iyo Kuwa Maanta la Wareegay Haamaha Berbera?
Akhristow, In badan waxaa aynu maqlaynay doodo iyo ismarinwaa ku saabsanaa wareejinta Haamaha shidaalka ee Berbera ku yaala, kuwaasoo dhab ahaantii adeegyo aad u...
Xasuustii Xanuunka Badnayd!
Aadamaha waxaa noloshooda ku gadaaman arrimo kala gadisan oo hadba si ay u waajahaan xalintooda qofkastaa waxa uu raadiyaa sidii ugu haboon ee uu...
Xisbiga WADDANI oo Dhibaato Qaran ku Tilmaamay Musharaxiinta ku Loolamaya KULMIYE
Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe oo maanta xafiiskiisa ugu waramayey ayaa waxa uu khadlay dhawr qodob oo...
Badhasaabka Maroodijeex oo Damaanad Qaaday Ammaanka Ciyaaraha Gobolada
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Jeeni-Yare ayaa waxa uu sheegay in ay si buuxda u damaanad qaadayaan amaanka ciyaaraha, isaga oo sheegay in dhammaan...
Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo la Kulmay Wasiirka Maaliyadda
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda JSL ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Gudida dhaqaalaha u qaabilsan golaha wakiiladda Somaliland, iyada oo uu wehelinayo wasiiru-dawlaha wasaaraddaasi. Xubnahan ayaa ka...
Dawladda Hoose oo sheegtay in Laydhadh Tamarta Cadceedda Ku shaqaynaya ay ku xidhayaan Garoonka Hargeysa
Hargeysa(SLpost)-Garoonka ciyaaraha ee Hargiesa Stadium ayaa dib u dhis aad u heersareeya lagu sameeyay isaga oo la dhigay roogga cagaaran ee garoomada dunidaba la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

