HomeGuddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo la Kulmay Wasiirka Maaliyadda

Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo la Kulmay Wasiirka Maaliyadda

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda JSL ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Gudida dhaqaalaha u qaabilsan golaha wakiiladda Somaliland, iyada oo uu wehelinayo wasiiru-dawlaha wasaaraddaasi. Xubnahan ayaa ka wadda hadlay diyaarinta iyo dajinta miisaaniyadda qaranka ee sanadka soo socota oo dhawaan la horgayn doono golaha baarlamaanka. Waxa kale oo kullankooda ay ku soo qaadeen socdaal kormeer ah oo gudidu ku hubinaysay sida miisaaniyaddu u gaadhay gobolada iyo degmooyinka dalka oo dhan.

 

 

 

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo kullanka ka bacdi saxaafadda u waramaysay ayaa sheegtay in ay isla eegayeen oo ka wada shirayeen miisaaniyadda sanadka 2016, waxaanna ay tidhi “Shirkan aannu saaka halkan ku wada lahayn gudida maaliyada ee golaha wakiilada waxaaanu ka wada hadlay miisaaniyada soo socota horena aannu uga wada shaqayno, dhawaana ay gobolada iyo degmooyinka soo mareen iyaga oo tira koobaya sida ay miisaaniyaddu u gaadho gobolada iyo degmooyinka dalka aannu ku balanayna marka ay soo noqdaan inta aannaanu gudbin aannu isla eegno, tii baana maanta noo qabsoontay”.

 

 

 

Gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada JSL ayaa isaguna sheegay in wasaaradda maaliyadda oo ay awalba wada shaqayn jireen in ay isla eegayeen miisaaniyadda qaranka ee sanadka soo socda, isaga oo ka dhawaajiyey in ay si fiican u wada shaqeeyaan wasaaradda maaliyadda.

 

Somalilandpost, Hargeysa Office, 2015

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories