Madaxweyne Ummadda Wax U Sheeg!
Waxa la gaadhay wakhtigii madaxweyne Axmed Siilaanyo dadka u caddayn lahaa mawqifkiisa ku taxmaya aayihiisa siyaasadeed ee qofnimo iyo masiirka hoggamineed ee dawladnimada Somaliland...
Qabiil Ma Jiraa?
Waa suaal aan is waydiiyay. Maalin ayaa niman dhalinyar ah anoo maqaaxi fadhiya ayay ila soo fadhiisteen iyaga oo ka cabanaaya qabiilkii meel xun...
Liiska Ciyaaryahanada U Tartamaya Kubbadda Dahabka ah oo la soo Saaray
(SLpost)-Ururka caalamiga ah ee Kubadda Cagta dunida ee FIFA, ayaa soo saaray liiska magacyada musharixiinta ciyaartoyga sannadkan u tartami doona abaalmarinta FIIFA, ay bixiso...
Maraykanka Iyo Ruushka oo si aan Diyaaradahoodi Isugu Dhicin oo Kaliya uga Heshiiyay Duqaymaha Suuriya
Moscow(SLpost)-Mareykanka iyo Ruushku waxa ay ku heshiiyeen bayaan isfahan ah si ay u yareeyaan halista kaga imaan karta diyaaradahooda dagaalka inuu shil ka dhex...
The Dignity and Self-determination of the people of Somaliland HAVE NO PRICE!!
The current state of affairs with regard to Somaliland’s statehood and its quest for recognition has entered a critical phase as the weak government...
Saddexda cudur ee ay Soomaaliland u dhiman doonto haddii aan la ga dhayin:
1) Qabyaalad la siyaasadeeyay. Miskiin wal oo siyaasi sheegtaa marka uu ku guuldarraysto keenista aragti xalaal ah oo ay dadku ku raaci karaan, wax...
“Madaxtooyadaa aboor ku noqotay dawladdii, qarannimadii, dastuurkii iyo sharcigiiba” Faadumo Siciid Ibraahim
Hargeysa(SLpost)- La taliyaha arrimaha dibadda ee guddoomiyaha Waddani, Marwo Faadumo Siciid Ibraahin ayaa cambaaraysay iibinta xarunta waxbarashada haweenka ee Women’s club-ka oo la sheegay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

