Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Taxanaha Hees-Dhaqameedka Soomaalida: Haanta

Barnaamijkan taxanaha ah ee Hees-dhaqameedda Soomaalida oo todobaadle ah, Somalilandpost waxa uu isniintii hore idiin soo gudbiyey qaybtii koowaad oo hordhac u ahayd taxanahan....

Somaliland Oo Itoobiya u Mustaafurisay Tahriibeyaal Sharci Darro Dalka ku soo Galay

    Hargaysa(SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta  dalka Itoobiya u mustaafurisay 400 oo  qof  oo ah tahriibayaala oo  sifo sharci darro ah dalka ku soo galay, kuwaasi...

Dheefta Iyo Dhibta Wax Akhriska.  Q.1aad

    Dheefta wax akhriska laga helaa maaha mid la barbar-dhigi karo dhibka uu leeyahay, balse waa in la xusaa haddiiba uu leeyahay wax dhib ah....

Abaar iyo Biyo La’aan Saameeyay Deegaanno Maroodi-jeex Ka Tirsan

  Hargeysa (SLpost)-Abbaar  iyo biyo la’aan baahsan, ayaa ka jira Deegaamada hoos-yimaada Degmada faro-weyne oo ka tirsan Gobolka Maroodi-jeex, taasoo ay meelaha qaar u  dheertahay ...

Hay’adda Caalamiga ah ee Forum SYD oo Xafiis ka Furatay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-Hay’adda caalamiga ah ee Forum SYD ayaa xafiis cusub ka furatay magaalada Hargeysa. Munaasibaddii furitaanka xafladdaasi oo si quxuxbadan loo soo agaasimay waxay...

LOOLLAN IYO LAAB LA KAC

“Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah.. Q1-aad Arraar “Umaan qaadan qalinka qayb  Umaan qorin weedha qolo  Umaan qallin hadalka quud  Dareenka qasbaa xarfah   Qiyaas ugu...

Gorfayn: Doorka Qurba Joogga Somaliland: Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Musuq Maasuqa. Qeybta 2aad

2.3: Muwaadiniinta labada jinsiyadood sita Maxaa ka reeban Intabadan waddamada qaaradaha kala duwan ee aduunku, intoodda ogol labada jinsiyadood, waxa shuruucdooda ku qoran in aan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img