“Madaxweynihii Shalay lahaa Dhex baan Ahay Markuu Dhinac Noqday ayaan Xilkii Iska Casillay”
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii wasaaradda arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo maanta shaaciyey in uu iska casillay xilkii uu umadda u hayey, isla markaana xubnaha kale ee...
Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Is-Casillaadda Wasiiradda Shaqada ka Tagay Maanta
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo imika goor dhawayd saxaafadda ugu waramayey Hargeysa ayaa waxa uu ka...
Riyaddii Rumawday! Qeybtii 10aad
Xaaladda uu Ismaaciil wakhti xaadirkan ku sugan yahay waa xaalad jawi ahaan degan,kumana jirto cabsidii iyo argagaxii la deriska ahaa ilaa 7:00 subaxnimo ee...
Is-Casilaadda Masuuliyiinta Ka Tirsan Xukuumadda Kulmiye oo Sii Kordhaysa
Hargeysa(SLPost)Wasiirada Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cabdi Aw Daahir Cali,...
Magacyada Masuuliyiintii ugu miisaanka cuslayd oo iska casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo sababaha loo aanaynayo
Hargeysa (SLpost)- Waxa goor-dhawayd xilalkii ay hayeen si rasmi ah isaga casilay masuuliyiintii ugu tunka weynaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo ay ka mid...
Midawga Yurub oo ka Shiray Wax-ka-Qabashada Qulqulka Qaxoontiga
Brussels (SLpost) - Hoggaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa ku kulmay caasimadda dalka Belgium ee Brussels iyaga oo ka baaraandegaya inay ciidamo gaadhaya illaa 400 oo...
Tansania: Tirinta Codadka Doorashadii Shalay oo Socota
Tanzania(SLpost)-Dalka Tanzania waxaa ka bilaabatay tirinta codadka doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday dalkaasi. Waxay Wararku sheegayaan in dadku ugu soo baxay doorashada ay aad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

