Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

DEG-DEG: Qarax Mar kale Caawa ka dhacay magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Qarax dhawaaqiisa laga maqlay qaybaha kala duwan ee magaalada, ayaa caawa abbaabor 9:30-kii Fiidnimo ee saacadda Geeska Afrika ka dhacay  dhacay magaalada...

“Waxa meel diriinayj ah oo Hindiya line-ka ah, Laga Qarxiyay bahal la yidhaahdo Shaani, wax dhibaato ah iyo wax khasaare ah oo ay...

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa daboolka ka qaaday in ciidanka Boolisku ay tallaabo adag ka qaadi doonaan...

Akhriso Liiska Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo guddoomiye Biixi Maanta ku dhawaaqay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta soo saaray Liiska Xubnaha iyo magacyada Golaha dhexe ee KULMIYE,...

SOMALILAND: Hay’ad Fadhigeedu yahay Australia oo Xisbiga UCID ka ogolaatay Deeqo Waxbarasho oo Siddeed Dhakhatar loogu Qaadayo Deeq Waxbarasho oo Takhasusaadka Caafimaadka Indhaha ah...

Sydney (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha Xisbiga ee dalka Ustareeliya, ayaa kulan...

Faahfaahinta Qarax Fejeciso ku abuuray Shacabka oo Caawa ka dhacay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Qarax dhawaaqiisu fejeciso ku abuuray Shacabka magaalada Hargeysa isla markaana laga wada-maqlayey badi xaafadaha Caasimadda, ayaa abbaaro 12:03 habeenimo ee caawa ka...

Sooyaalkii Dildilaaca Kulmiye: Dib u milicso shirkii Golaha dhexe ee Kulmiye, 2008 Burco:

Shirkii golaha dhexe xisbiga kulmiye ee ka qabsoomay magaalada Burco 24/08/08  ayaa ahaa mid muujiyey dhaqankii lagu xaman jiray Siilaanyo ee ahaa in uu siyaasiyiinta ama...

Ujeeddada Kulan markii u horreysay Dhexmaray Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil iyo Maamulka Degmooyinka gobolkaasi ka kooban yahay (SAWIRRO)

Berbera (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa maanta Kulan Ballaadhan la Yeeshay guddoomiyaasha degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Saaxil, waxaana kulankaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img