Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Wasiirkii hore ee Ganacsiga oo weedho dhaxal-gal ah ku sagootiyey Madaxweyne Siilaanyo, ugu baaqay inay isaga iyo Guddoomiye Muuse Biixi khilaafka ka dhex-saaraan xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud iyo Guddoomiyaha...

Shebekadaha Shirqoolka: (Is-maan-dhaafka Xisbiga Kulmiye)

“Doonnida shinkeed raran, Dakhalkiyo shiraaca leh, Badda dulundulcaysana, Dirawalkeedu waa kuma, Dadka fuushan ee lihi, Ma cirkuu ka soo degay, Kuwa laga dejinayaa, Ma dar laga xigaa baa, Sheekadu da’ weynaa, Duluc iyo...

Al-Shabaab oo Sheegatay Masuuliyadda Weerar Dad Reer Galbeed ah lala beegsaday oo Todobaadkan ka dhacay Jabuuti

Muqdisho (SLpost)- Kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta Ciidamada Dalkaasi Soomaaliya iyo Xoogagga huwanta ee ka-garab-dagaalama, ayaa sheegatay masuuliyadda weerar todobaadkan magaalada Jabuuti ka...

Libaaxoow Waxaad I Cuntay Maalintii Aad Dibigii Casaa Cuntay! (Khilaafka Kulmiye)

Aan Salaamo dhamaan akhristayaasha Sharafta iyo qadarinta leh oo marlabaad aan ku soo dhaweeyo maqaal kamid ah Qoraalkaygii aan ku soo gudbin jiray falanqaynta...

“Waxay gaadhay Heer aan shirka Golaha Wasiirrada lagu soo Hadal-qaadi Karin Al-Shabaab” – Cabdilaahi Abokor

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa sababaha horseedka u ah khilaafka ka dhex-aloosan Xisbiga Kulmiye masuuliyadeeda dusha ka...

Maxamed Cabdullaahi Cumar isagaa kow ka ah in Xisbigii Kulmiye uu sidaa ku dambeeyo

Guushii Kulmiye ee 1-dii July 2010-kii, dhisitaankii xubnaha Xukuumadda cusub, Madaxweyne Ahmed Silaanyo oo 27/07/2010 si rasmi ah ula wareegay hoggaankii dalka iyo Muuse...

“Xisbigii UDUB waad ogeydeen, si nacasnimo ah buu innagu dhaafay, Xisbigii ugu weynaana wuu ahaa, maantana Xisbil-xaakimkii weeye…” – GUDDOOMIIYE Saleebaan oo Guddi u...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in turaan-turooyinka ku yimaadda Axsaabta qaranku dhaawac weyn ku keenayso Qaranimada Somaliland,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img