Wasaaradda Arrimaha gudaha oo soo bandhigtay Hub lagu qabtay Guriga Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga oo xabsiga loo taxaabay + Khilaafka Kulmiye oo xukuumaddu...
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka hadlay hawl-gal xalay ciidamada Ammaanku ku qabteen Wasiirkii ku-xigeenkii hore ee Amniga...
Ciidamada RRU-da oo Weerar ku Qaaday Guriga Wasiir ku-xigeenkii hore Amniga iyo khasaare ka dhashay iska Caabbin ay kala kulmeen Ilaalada guriga
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada RRU-da oo loogu talo-galay la-dagalaanka iyo ka-hortagga hawl-gallada Kooxaha Argagixisada ah, ayaa caawa weerar ku qaaday Guri uu magaalada Hargeysa ka...
“Madaxweyne, Intaas oo Jeer baan ku soo taageeray, Anigana markayga ii daa uun baa meesha taala,” Muuse Biixi oo ka hadlay Arrimaha Cakiran ee...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inuu ku xad-gudbay isla markaana uu maamulka arrimaha xisbiga ku fara-geliyey...
WARBIXIN LAFA-GURAN: Muxuu Ku salaysan yahay Khilaafka Xisbiga Kulmiye? Mid siyaasadeed mise mid Beeleed? (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)- Khilaafka ka dhex aloosan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo maraya marxaladdii ugu kululayd isla markaana midnimadii lagu yaqaanay u kala...
Muxuu Wasiir Xirsi ka yidhi Khilaafka Kulmiye, Hankiisa Madaxtinimo iyo inay Xukuumadda ku jiraan Xubno ka tirsan Al-Shabaab?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inaanay Golaha Wasiirrada Xukuumadda uu ka tirsan yahay ee Madaxweyne Siilaanyo ku jirin...
HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdilaahi Siciid Cabdilaahi iyo Caasha Xassan Maxamed Jamac (Heiss)
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, Wasiirka Duulista iyo Hawadda Mud. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Mud. Xuseen Cabdi Ducaale,...
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Furay Qaybo Cusub oo lagu Kordhiyey Wasaaradda Warfaafinta (Sawirro)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyey wasaaradda Warfaafinta, kuwaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

