Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Xeer Iyo Xakame Miyaan Loo Helayn? QALINKA: Wariye Cumar M Faarax

“Laba oorya Walaaliyo Ilmaadeer is maquunsha lama sheegin adduunkee -marka aan ugu liito mar aan eeda sokeeyiyo ilmahayga ku waayo -mar aan aayo la’aanta seedigay ugu aarro oo walaashay asay qaado -mar hadday...

Dawladeenu waa in ay si shaqsaa wax uga qabataa dooxa wayn ee Dacar-budhuq oo nafo badan galaaftay

Ilaa maalintaan caqliga yeeshay waxan maqlayay dooxii dacar budhuq  ayaa dad qaaday oo qaarna la la,yahay , markasta waan  maqlaa dooxaas oo dad qaaday...

Ceebta Madaarka Hargeysa Waa Mid Dul Fadhida Madaxweynaha

Waxa uu yidhi halyahey amba gooji amba ha goojin geela gugan dhalaayaan kugu tiriya. Madaxweyne iyadoo ceeb iyo wanaaga dalka ka dhaca dhammaan dushada...

Suldaan Barre: Madax-dhaqmeed La God Galay Sharaf iyo Dhawrsanaan W/Q Siciid Gahayr”

Waxa ay ahayd maalin Jimce ah 11/Ogos/2013-ka markii aan maqlay in xiisad colaadeed ay ka oogan tahay Deegaanka Gawsa-weyne isla markaana ay Xukuumadda Somaliland...

Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Guddida Daryeelka Af-Soomaaliga oo Booqasho ku jooga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley guddiga akadeemiga daryeelka Afka Soomaaliga oo dhawaan booqasho ku yimid...

Dagaal sababay khasaare dhimasho iyo Dhaawac isugu jira oo Laba Beelood ku dhexmaray Degaan hoos yimaadda Degmada Oog

Burco (SLpost)- Afar qof ayaa ku dhintay, halka todoba kalena dhaawacyo kala duwani soo gaadheen, ka dib markii maanta iska hor imaad hubaysani ku...

Hawlgal Ciidamada RRU-du Saqdii Dhexe Ka Fuliyeen Xaafadaha Burco oo lagu qab-qabtay dad looga Shakiyey inay maleegayeen falal Ammaan-darro

Burco (SLpost)- Ciidamada Booliska ee RRU ayaa xalay saqdii dhexe weerar Hubaysan ku soo qaaday Guriga uu ka deganyahay magaalada Burco Shiikh Siciid Axmed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img