DHARAARO XUSUUSTOOD – Qalinkii: Prof. Maxamed Siciid Gees – Q. 5aad
12-kii bishii Feebarweri, sannadkii 1991, ayaan ka soo degay Garoonka Joomo Keeniyaate ee Magaalada Nairobi anigoo diyaarad yar ka soo raacay Garoonka diyaaradaha ee...
Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo Dibloomaasi u Dhashay dalka Holland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo weheliyaan xubno ka tirsan Xukuumaddiisa, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dawlada Holland...
Maxadka Faafinta Islaamka oo Kulan-diimeed lagaga Hadlay Dhibaatada Tahriibta u Qabtay Dhalinyarada Gobolka Togdheer
Burco,(SLpost)- Maxadka Faafinta Islaamka, qaybtiisa Somaliland, ayaa shalay kulan ballaadhan oo dhalinyarada lagaga wacyi-gelinayo dhibaatada tahriibtu leedahay ku qabtay hotel Deero ee magaalada Burco. Kulankan...
Ujeeddada Baaq ay Kooxda Al-Shabaab u Dirtay Ikhwaanul Muslimiinta Masar oo shalay Xabsiga Loo taxaabay hoggaamiyahooda
Hargeysa (SLpost)- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya, ayaa ugu baaqday kooxaha Ikhwaanul-Muslimiinta dalka Masar inay dibed baxyada joojiyaan, taas bedelkeedana hubka qaataan...
Aqoonsiga Kala Duwanaanshaha – W/Q: C/rahmaan C/laahi Warsame
Waligaa ma u malaysay in lagaa saxsanaan karo? Waxan uga jeedaa aad adigu qaldami karto, qof kalena sax noqon karo. Waligaa ma ka fikirtay in...
Aqoonsiga Kala Duwanaanshaha – W/Q: C/rahmaan C/laahi Warsame
Waxqabadka Laanta socdaalka jsL waa mid mudan in bilada sharaf lagu maamuuso ma faanbaa ma farxad baa ma horumar aad ku talaabsataa ubax iyo...
Bixinta Darajooyinka Ciidamada, Guul U Soo Hoyatay Somaliland – W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan (Dhago-Cadde)
Bixinta darajada ciidamada ayaa ahayd tallaabo horumar leh oo ay qaadday xukuumadda maanta talada dalka haysaa, waana guul usoo hoyatay gabi ahaanba shacabka dalkan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

