HomeDawladeenu waa in ay si shaqsaa wax uga qabataa dooxa wayn ee...

Dawladeenu waa in ay si shaqsaa wax uga qabataa dooxa wayn ee Dacar-budhuq oo nafo badan galaaftay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

RakadIlaa maalintaan caqliga yeeshay waxan maqlayay dooxii dacar budhuq  ayaa dad qaaday oo qaarna la la,yahay , markasta waan  maqlaa dooxaas oo dad qaaday ama dad mari kari la yihiin sidaa awgeed maxaynu ka daawanaynaa dooxa oo aynu wax uga qaban kari la,nahay maynaan waxba gacan teena ku qabsan Karin mise markasta waxa la sugayaa un cid aynaan aynaan garanayn inaynu wax ka sugno oo wax inoo qabtaan.

Dooxa ayaa sababay in habeenkii xalay ahaa uu qaaday suldaamo iyo madax kale.  imikana la soo sheegay in maydkiisii la helay suldaan  aad loo jeclaa oo magaciisa la idhaa suldaan bare warsame shire. inaalulaahi wa inaali raajucuun. Anigoo markkasta tacsi tiiraanyo leh u diraya dhamaan qoyskiisii iyo  cidii uu baxay iyo bulshada Somaliland ee uu suldaanka u ahaa inuu ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo dhamaan bulshada Somaliland .

Intaa ka dib waxaan  iyo markastaba ku baaqayaa waa in si dhaqsaa wax looga qabtaa dooxaas dadkeenii ku maqan yihiin oo dhan. Inkasta oo wax walba qoraal yihiin hadana waxaan dawlada ugu baaqayaa in si dhakhsaa dooxaas wax looga qabtaa markasta dadka looga digaa inaanay ku dad- dagin marniinkiisa.

Runtu waxay tahay maaha in waxkasta aynu ka sugno wadamo shisheeyo inagu Somaliland ahaan waxkasta waa aynu qabsan karnaa sidaa awgeed waa in si deg dega aynu iskaga nimaad naa arinkaas oo aynu ka yeelanaa shir wayne balaadhan oo ku saabsan sidii dooxaas dacar buruq oo aynu shirinaa dhamaan aqoon yahankeena, ganacsatadeena iyo cid kasta oo gacan ka gaysan karta sidii wadadaaa way nee dooxu maro loo hagaajin lahaa.

Waxaan hadalkayga ku soo koobayaa xaglo laaban xoolo kuma yimaadaane. Inta aynu daawanayno maydadka dadka ku dhinta dooxaas waxa ka wanaagsan in aynu ka hor tagno oo aynu iska kaashano.

N.B

Ilaahay ha inaga dhigo kuwo aan cidna waxba ka sugin oo isku filan waxna wada qabsada.

Waxkastoo la wada qabto guul baa laga gaadhaa .

Waxkastoo ku dhibaba waa laga hortagaa ee aynu ka hortagno dooxa way nee dacarbudhuq.

Farhan Mohamed Hassan sultan nur (Rakad)

 Email:farxaanmxd@gmail.com

TELL: 252263–4400319

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories