Waddo Xumada Haysata Xaafadaha New Hargeisa Iyo Biibsiga Waa Mid U Baahan Gurmad Deg-Deg ah: W/Q Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)
Waxaan si qiimo badan u salaamayaa dhamaan bulshada Somaliland iyo bahda war baahinta ee madaxabanaan. Golaha deegaanka hargeisa waa shan iyo labaatan xubnood runtii xubin...
Caqabadaha laxaadka leh ee haysta wadanka Guunka ah ee Masar
Waxaan ku bilaabayaa qoraalkaygan magaca Illaahay. Sidaynu la wada socono sanadkii 2011 waxa wadamada Carabta ka bilaabmay kacdoono shacab oo aad uxoog badan oo dadku...
Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Maroodi-jeex oo beeniyey war lagu sheegay inuu horjoogsaday goob xannaanno laga dhisayo
Hargeysa (SLpost)- Isu-duwaha Caafimaadka Gobolka Maroodijeex Dr. Sayid Ismaaciil Xasan, ayaa sheegay inay wasaaradda caafimaadka ka go’antahay ballaadhinta dhismayaasha caafimaadka, gaar ahaan xannaannooyinka (MCH-yada),...
Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumada ka dalbaday inay Diyaariso Qorshe lagu Xakameeyo Khasaaraha ka dhasha Daadadka Dooxyada, Baaqna u diray Beelo ku diriray deegaanka...
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ugu baaqay xukuumada madaxweyne Siilaanyo inay si deg-dega u keento qorshe wax lagaga qabanayo ...
Gabowdaye Guurtida ku Biir : Qormadii 7aad
Deeley Dareenley Rag Allow Madooxaa Ma Dilaaciyaa Nabar Waa markhaati madoon iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne aynu...
OOG: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo soo saaray Awaamiir Adag oo lagu Rogay Deegaankii Shaqaaqadu ku dhexmartay labada Beelood
Oog (SLpost)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde ee ku gudo jiray xalinta shaqaaqadii labada beelood ee walaalaha ah...
“Ragga ku jira (Madasha) ee leh wax baannu toosinaynaa, waxaan leeyahay xisbigaaga (UCID) keen oo wax ha toosiyaan” – Axmed Y. Yaasiin
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa siyaasiyiinta ku bahowday Madashada Wada-tashiga ugu baaqay inay saddexda xisbi Qaran ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

