HomeMaxkamada Gobolka Hargaysa Oo Xukun Iyo Ganaax Isku Raacisay Sheekh Maxamuud Cabdilaahi...

Maxkamada Gobolka Hargaysa Oo Xukun Iyo Ganaax Isku Raacisay Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLpost)-Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa maanta  xukun halsano  iyo ganaax lacageed oo ah halmilyan ku ridday Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo dhaliilo usoo jeediyey laba wasiir oo xukuumadda Somaliland ka tirsan.

Gudoomiyaha maxkamadda gobolka Hargeysa Garsoore Cismaan Suldaan Ibraahim Daahir ayaa sheegay in wadaadka lagu helay dambigii ay ku soo oogtay xeer ilaalinta,  waxayna ay xukunku uu dhacay oo ay ku tidhi sidan, “Maxkamaddu waxay ku xukuntay danbiilaha hal sano oo xadhig ciqaabeed ah iyo hal milyan oo ganaax ah, kaasoo lagu xukumay qoddobka 287, 215, 231,XAG,”ayuu yidhi Garsooraha maxkamadda gobolka Hargeysa, waxaanu intaas ku daray “Xadhigan waxa looga bilaabayaa maalintii xorriyadda laga qaaday oo ahayd 4/3/2013 xukunkan waxa lagu dhawaaqay maanta oo ay taariikhdu tahay 31/3/2013, sidaa daraadeed taliyaha xabsiga dhexe ee Hargeysa, waxa lagu amrayaa inuu xabsiga ku hayo inta xadhig ciqaabeedkiisu ka dhamaanayo ganaaxana ka bixinayo.”

Sheikh Maxamuud Geelle ayaa bishan horaanteedda dhaliilo usoo jeediyey wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Wasiirka Maaliyadda Sheekh Cabdicasiis Maxamed Samaale oo uu ku eedeeyey inay ururo diimeed ku jiraan, isla markaana ay xidhidh cad la leyihin.

Dhanka kale wasirka wasarada maliyada oo hore intii uu xidhnaa lala soo xidhidhiyay in uu isaga uu xidhan yahay shekhu ayaa waxa uu shegay marshalay wax laga weydiyay wasirku in unu isaga uu xidhnayn isaga oo wasir saamale dhaarka maray edayn taasi ay kusoo edeyeen dadka uu dodayay wadadka .

Sheekh Maxamuud Geeddi ayaa waxa lagu yaaqanay hadalo cad-cad oo aan ka gaban inuu dhaliilo xukuumaddihii Somaliland soo maray ugu gaban gedna isla markana uu waxa uu la tahay banaanka soo dhiga ,

Waxana uu inta badan dhalilay wadamada reer galbeedka iyo Itoobiya iyada oo hore loo xidhay taraba dhowr jeer.

Sheekh Maxamuud Geeddi ayaa markasda oo la xidho waa laysiidayn jiray marka uu waxogaa xidhnado.

Sikasda oo ay ahaato shekhan ayaa waxa uu lahaa ururka la odhan jiray XUSBULAAH oo uu ku dhaqay malmihi la furay tartanki ururada,sido kale waxa uu leyahay  madarasad uu dadka uu ku baro barashada diinta islaamka .

Somalilandpost/Hargeysa

Cabdiwahaab Guuleed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories