HomeMaxkamadda Sare ee Kenya oo go’aan cad ka soo saartay Natiijadii doorashadii...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo go’aan cad ka soo saartay Natiijadii doorashadii Madaxtinimada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)-Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa shalay go’aan ka gaadhay doorashadii madaxtinnimada dalkaasi ee horaantii bishan qabsoontay, iyada oo shaacisay in uu ku guuleystay guddoomiyaha isbahaysiga Jubilee ee Uhuru Kenyattaoo, taas oo meesha ka saartay racfaankii Rail Odinga ka qaatay natiijada doorashada.

uhuruGarsoorka maxkamadda ayaa ku dhawaaqay in doorashadaasi uu ku guuleystay Uhurru Kenyatta, oo uu dhalay madaxweynihii ugu horreeyey ee dalka Kenya, Jomo Kenyatta. Madaxweynaha la doortay ee Kenya ayaa la qorsheynayay in la dhaariyo 26-ka bishan March, hase-yeeshe waxaa dib u dhigay dacwadda uu maxkamadda sare u gudbiyay xisbiga uu hoggaamiyo Raila Odinga oo ku saabsanayd in dib loo tiriyo qaybo ka mid ah codadkii la dhiibtay.

Odinga ayaa ku doodayay inay jirtay wax is-daba-marin Isbahaysiga Jubilee doorashada ku sameeyey, arintaas oo maxkamadu waxba kama jiraan ku tilmaantay, waxaana wali jira cabsi laga qabo in rabshado dilaacaan.

Madaxweynaha cusub ee Kenya, Uhuru Kenyatta oo dacwadi uga socoto maxkamada denbiyada dagaalka ee  Hauge, ayaa lagu wadaa in la dhaariyo 9-ka bisha April ee sannadkan.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories