Wasiirka arimaha dibada ee dalka mareykanka oo sheegey inay mucaawinadii ay siinjireen mucaaridka suuriya sii kordhinayaan
Suuriya (SLpost) Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, John Kerry, ayaa markii ugu horreysay balanqaaday taageero toos ah oo Mareykanku siinayo mucaaradka hubeysan ee...
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM oo Abaal-marinno guddoonsiisay Qaar ka mid ah Shaqaalaheeda
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhiinta casriga ah ee Telesom, ayaa abaal-marinno kala duwan guddoonsiisay Shaqaalaheeda ku kala sugan gobollada ee sannadkii tagay sida hawl-karnimada ah...
Ra’isal Wasaaraha Dalka Masar iyo Wasiir Ku Xigeenka Gaashandhiga Dalka Sacuudiga Oo Si Isku Mid Ah Ugu Henjabay Dalka Ethiopia
Qaahira (SLpost)– Wasiir ku xigeenka gaashandhiga dalka Sacuudi Arabiya Khaalid Binu Suldaan Ibnu Cabdicasiis Al Sacuud oo magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar kaga qayb...
Laba qarax oo Si isdaba jooga ah Maanta loola beegsadey makhaayad ku taal xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho (SLpost)– Laba qarax oo waaweyn ayaa ka dhacay maqaayad ku taal xeebta Liido oo lagu magacaabo Indian Ocean iyadoona qaraxyadaasi ay sababeen khasaarooyin isugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

