HomeXukuumadda Siilaanyo ma waxay target ka dhigatay muwaadinintii wadanka u dhalatay ee...

Xukuumadda Siilaanyo ma waxay target ka dhigatay muwaadinintii wadanka u dhalatay ee Ganacsatada ahaa waxa aan leeyahay barorotu orgaca ka wayn

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

khadarWaxa aan ugu horayn  halkan ka salaamaya saxaafada madaxa  banan meel kasta oo ay jooto iyo dhamaan shacabka rere soomaliland hadii aan ku soo dhwaado fikirkayga,

Waxa beryahan danbe ay xukuumada jamhuuriyada  somaaliland e uu hormuudka u yahay madaweyne  axmed  siilanyo ay caadatsatay in ay  muwwadinintii ,wadanka u    dhalatay ay xadhig la miciinsato iyada oo aynu oganahay   in ay iyadu dadaka iyo dalkaba  u horseeday  oo ay fasaxday in shiraraka Somalia iyo dhex fa dhiisigooda  oo ay sharci garaysay   ayaa hadana ay shacabkii  ganacsanayay lagu xuidhxidhaya iyada oo aynu ognahay in aanu ganacasigu xududu lahayn  oo meel kasta laga ganacsan karo  maah in ay xukuumadu  ku tacadido mu waadininta,

  • Waxa wax laga naxo ah  xukunkii ay maxakamada Gobolku  ku riday ganacsade Boqor raabi yuusuf c/laahi waxa aan aad u can baaraynayaa xukunka sharci darada ah  ee dulmiga ku dhisan iyo tacadiga in si dhakhso ah xoriyadiisa  loogusoo celiyo   muwaadinita reer Somaliland,waxa aan leeyahay  maqifka shacabka rere soomaliland waa mid  waana biyo kama dhibcaan qadiyada somaaliland, waxa kele oon  aynu wada ogayn in xukuumadu silamid ah jeelka loogu taxaabay, yada oon waxa loo cuskaday jirin  boqor cismaan buur madaw oo mudo ilaa afar bilood ku dhaw, hadaba xukuumada waxa aan u soo jeedinaya in ay ka dayso gacsatada iyo boqorada cabodhinta ay ku hayso  shacabka  waxa aan leeyahay  dulmiga  is ka jira    waayo sedex iyo labaatanka sano ay somaaliland  jirtay waxa uu shacabku ku naaloonayay xoriyatul qawl iyo dimuquraadiyad cabudhin iyo xahdig aan geedna loogasoo wareegin shacabku way ka daaleen waana waxay ka dagaalameen

Xukuumada waxa aan leeyahay idinkaa  sharcigii jebiyay waxa kabedelku sameeyay shacabka rere Somaliland 22 sano ayuu xoriyada ku naaloonayay xamara  muu aqoon ee yaan arinku idinka noqon  bakhtiga ma cunee laakiin fuudkiisa ayaan cabaa

Khaddar  jirde axmed

Email:ximaawi.410@gmail.com

Email:khadarjirde@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories