HomeGuddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Canaan u jeediyey Beesha Caalamka

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Canaan u jeediyey Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Beesha Caalamka ku Edeeyay inay dulmi ku hayaan muwaadiniinta Somaliland oo qayb wayn ka qaadatay nabad-galyada Caalamku ku dagan yahay.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo maanta hadal ka jeediyey shir waynihii 4-aad ee Golaha dhexe oo lagu qabtay Huteelka maan-soor ee Magaaladda Hargeysa, waxa uu sheegay in Somaliland tahay waddanka kaliya ee aan la Ictiraafin muwaadiniintiisuna aan lahayn Baasaboor taas oo uu ku tilmaamay nasiib-daro, waxaanu yidhi. “Somaliland waa waddanka kaliya ee aan la Ictiraafsanayn ee muwaadiniintiisu ay Baasaboor lahayn ee markay Madaaradda ka dagaan waxa layidhaahdaa maxaad ahaydeen. Nasiib daro Caalamku dulimiga uu ku hayo Somaliland qaybta ugu wayn ayay ka qaadatay nabad-galyada Caalamku ku dagan yahay oo madaqadan waxay ka ilaalisay wixii nabad-galyada adduunka oo dhan  wax u gaysanaaya, hase yeeshe Caalamku abaalkooda may siin,”ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi.

Kulmiye Golaha DhexeGuddoomiyaha oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi,  “Baarlamaankii Muqdisho 1990-kii waxa uu ahaa 177 xubnood. Somaliland waxay ku lahayd 17, waana 9%. Xukuumaddii ka dhisnay Muqdisho 1990-kii waxay ahayd 56 xubnood. Somaliland waxay ku lahayd 7 xubnood, waana 12%. Xisbiga Kulmiye Madaxdiisa iyo Golayaashiisa waxay goob joog u ahaayeen dulmigaas , waana kuwii dib u soo celiyey Qaranimadii  laga dhacay Somaliland. Kulmiye Qaranimada Somaliland waxa uu ku ilaalinayaa feker iyo hadaf dheer oo ay kow ka tahay inuu nabad ka islaaxiyo Geeska Afrika iyo inuu is kaashi Siyaasadeed iyo dhaqaale la yeesho waddamada dariska ah ee ay ka mid yihiin Itoobiya, Jabuuti iyo Dawladaha Carbeed ee ay Badu naga dhaxayso.”

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories