Monthly Archives: March, 2013

spot_imgspot_img

Dahabshiil Group oo ka mid Noqday Shirkadaha Muslimiinta Ingiriiska ee lagu Abaalmariyo Horumarka ay Sameeyeen

London (The Muslim News)- Shirkadda Dahabshiil ayaa ku guulaysatay inay ka mid noqoto muslimiinta horumarka ballaadhan ka sameeyey dalka Ingiriiska oo la siiyo abaalmarin...

Xarunta Derbi-jiifka Maxamed Mooge oo Ka Nasan Weyday Wasiirka Shaqada

Hargeysa (SLpost)- Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Haldoor-Luul Xasan Mataan...

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? – Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormada 9aad

Waxba yaan isha la isku guban, ummaddani waa ay ka soo daashay been la isku maaweeliyo e’. Hana u qaadanina inaanu niyad-jabsan nahay. Haa...

‘Radio SLpost’ – Maareeyaha Wakaalada Korontada Hargeysa oo Madaxweynaha Ugu baaqay inuu Xal ka Gaadho Dhibaatada haysata hay’addaas

Hargeysa (SLpost)-Maareeyaha Wakaallada korontada Axmed Weli Xaawo uu u madaxweyne Siilaanyo xilkaasi u magacaabay,  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo ka soo yeedhay...

Ardayda Fasalka 8aad ee Sannad-dugsiyeedkan ka Baxaysa Dugsiga H/Dhexe ee Sheekh Bashiir oo Munaasibad sagootin ah loo sameeyey

Hargeysa (SLpost)-Ardayda Fasalka Sideedaad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Sheekh Bashiir ee Magaalada Hargeysa, ayaa maanta loo sameeyey Munaasibad hordhaca oo lagu sii sagootiyayo Dhammaystirka...

Madaxwayne Siilaanyo oo ka warramay natiijada Socdaalkiisii Imaaraadka, Caawana Ku Nagaaday magaalada Berbera

Berbera (SLpost)_ Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img