Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Socdaallo Ku Maray Deegaamo ka tirsan Gobolkaas (SAWIRRO)
Burco (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Abdillahi (Xamarje), ayaa kormeer ku maray degmooyinka hoos yimaadda gobolkaas. Kormeerkan oo...
Taliyihii Laanta Socdaal gobolka Sool oo ku Geeriyooday magaalada Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Taliyihii laanta Socdaalka Somaliland ee Gobolka Sool Marxuum Faarax Cali Saleebaan (Dhaqane), ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Marxuum...
Geeddiga Kulmiye Ee Waqtiga Kala Guurka, bal Maxaa La Gudboon? – W/Q: Sacad M. Gadhle
Halxidhaale gardoona Guud maroo qalin maalku Garaadkiisu habeeyay Waligaa ma gorfaysay Garta waanu naqnaa Geedka waan la tagnaa Halxidhaale garsheega Anigaaba gardaadshoo Gorfayntiisa aqaanoo Gobo’odiisaba sheega Waa mar kale iyo qormo garsheega oo gujo...
Maxaa Hortaagan Ictiraafka Somaliland, side baa se Lagu Keeni Karaa? W/Q: Muuse X. Muxumed Guuleed (Muuse Inji)
Waxaan ku tala jiraa hadii ilaahay yidhaa in aan umada Somaaliland u soo bandhigo qormooyin socon doona muddo oo aan kaga hadli doono, maadaama ay...
Dayrka dembe ee Cusbitaalka Guud oo Roob Dumiyey iyo Xukuumadda oo Dayactirkiisii Ka Door-bidday Dhagaxa Cas – Qalinkii: Maxamed-rashiid M. Faarax
Deyrka dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa wajahadiisa dembe ee Waqooyi u jeedda ayaa roobkii waynaa Isniintii (25-kii Bishan) da’ay dumiyey qiyaas ahaan 13 Mitir...
Maxaa Loo Baahanyahay Si Loo Dhiso Bangiga Dhexe Iyo Bangiyada Qanacsiga Somaliland? – By Mohammed Dahir (Hiilliye)
Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: Dajinta siyaasadaha...
Waa maxay Danaha Israel iyo Reer Galbeedku ka leeyihiin dagaalka Syria, Iran, Lebanon iyo Palestine – Dib u raaca taariikhdooda (Part1) ~ By Ali...
Beryahanba sidii dhaqdhaqaaqa xoriyad doonka shicibka carabtu uga bilaamay bariga dhexe, waxaa ka bilowday siyaasad cusub oo aay isku meelaynayaan wadamadaasi iyo kuwii ajaanibka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

