Maktabadda wareegta 2012: Safarkii koowaad, socdaalkii Boorama iyo soo dhaweyntii shacabka
Borama (SLpost)- Maktabadda wareegta oo qayb ka ah carwada caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Boorama ee gobolka Awdal oo ay safarkii ugu horeeyay sannadkan 2012-ka
Golaha Muslimiinta Kenya oo kasoo horjeestay sharciga la dagaalanka Argagaxisda ee ay Dawlada Kenya soo saartay
Nairobi (SLpost)- Golaha sare ee Muslimiinta dalka Kenya ee loo yaqaano SUPKEM ayaa ka soo hor jeestay biilka ka hortaga iyo la dagaalanka waxa...
Fursadaha Nabadda Iyo Caqabadaha Adkaysiga u baahan! – Faallo Cumar M. Faarax
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyeen Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE...
Ethiopian Airlines oo markii ugu horreysay Muddo Afar Sanno ah duulimaad ka bilowday Somaliland
Berbera (SLpost)- Shirkada Diyaaradaha Ethiopian Airline ayaa maanta si rasmi ah dib ugu bilawday duuliyaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland, waxaana shalay galab dhabbaha...
Xulka Spain oo ku guuleystay Koobka Qaaradda Yurub
Hargeysa (SLpost)- Xulka Spain ayaa markii 2aad ee isku xigta ku guuleystay koobka qaaradda Yurub kadib markii uu 4—0 ku garaacay xulka Italy oo...
Xildhibaan Rayte oo eedo Kulul u jeediyey shir Guddoonka Golaha Wakiilada, kana hadlay aragtidiisa shirka Daallo
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shir Guddoonka Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ku edeeyay inuu burburiyey...
Wasiirka Caafimaadka oo Waalidka Carruurtooda u diida Tallaalka Cudurka Dabaysha ugu hanjabay in sharciga lala tiigsan doono
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xaafimaadka Somaliland Dr Xuseen Maxamuud (Xuseen-Xoog), ayaa ugu hanjabay Waalidiinta in xukuumaddu sharciga horgeyn doonto Haddii ay Carruurtooda ka horjoogsadaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

