TACSI MADAXWEYNE: Marxuum Maxamed Xuseen Caabi iyo Marxuum Cabdilaahi Cabdi Axmed (Kubado)
TACSI MADAXWEYNE Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Wasiirka Wax-barashada Tacliinta Sare Marwo, Samsam Cabdi Aadan waxaanu ka tacsiyadaynayaa...
Guddoomiyaha KULMIYE waxa uu tacsi u diraya Qoysaskii Marxuumiinta Cabdilaahi Cabdi Axmed iyo Maxamed Xuseen Cabdi
GUDOOMIYAHA KULMIYE Waxaan aniga oo ku hadlaya magacayga, kan Hogaanka ee Xisbiga Kulmiye kan Guddiga fulinta ee Xisbiga Kulmiye iyo kan Golaha Dhexe ee Xisbiga...
Tacsi: Marxuum Maxamed Xuseen Caabi
ALLe ha U Naxariistee waxa abaaro lixdii subaxnimo ee maanta 4/01/2012 ku geeriyooday magaalada London U.K Maxuum Maxamed Xuseen Caabi oo ahaa Guddoomiyaha Guddiga...
Madaxweyne iyada oo ay Awoodaada Tahay Magacaabista iyo Bedelaada Masuuliyiinta Hay’adaha Xukuumadu Hadana Waa lagama Maarmaan In Aad Dhinacyo Badan Ka Eegto Xilalka Qaarkood
Sida aynu ka warqabno Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu Xilkii ka qaaday Maalinka hor Taliyihii Sirdoonka Qaranka, Maxamed Nuur Isagoo...
Somali News
Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Orodyahanka caanka ah ee Jaamac Karaaciin
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” ayaa manta qasriga madaxtooyada ku qaabilay orod yahanka caanka ah Jaamac Maxamud Aadan “Jaamcac...
Somali News
Daahir Rayaale oo go’aan cid gaar ah u danaynaya ku laalay tartankii murashaxiinta Xisbiga UDUB
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa si rasmi ah u laalay tartankii murashaxiinta Xisbiga ka dib...
Gudoomiyaha Goloha Wakiiladda Urur-siyaasadedka WADANI oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Hargeysa kana hadlay Ujeeddadii Safarkiisa
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Wadani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

