HomeGolaha Muslimiinta Kenya oo kasoo horjeestay sharciga la dagaalanka Argagaxisda ee ay...

Golaha Muslimiinta Kenya oo kasoo horjeestay sharciga la dagaalanka Argagaxisda ee ay Dawlada Kenya soo saartay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...


Nairobi (SLpost)- Golaha sare ee Muslimiinta dalka Kenya  ee loo yaqaano  SUPKEM ayaa ka soo hor jeestay biilka ka hortaga iyo la dagaalanka waxa loogu yeedho argagixisada oo ay si wayn u dhaliileen.

blank

Majmaca sare ee SUPKEM ayaa waxa ay ku tilmaameen biilkan ka hortaga argagixisada in uu yahay mid midab takoor ah islamarkana lagu badhtilmaameedsanayo bulshada muslimiinta ah ee ku nool wadanka Kenya.

Gudoomiyaha Golaha Muslimiinta Wadanka Kenya ee SUPKEM  Sheikh Abdul Qafuur Al -Busaidi ayaa ku baaqay in biilkan ka hortaga argagixisada lafa gurid lagu sameeyo lagana saaro qodobo badan oo badhtilmaameedsanaya muslimiinta.

Sh. Abdul Qafuur ayaa sidoo kale ku baaqay in dhamaan dhinacyada ay khusayso biilkani ay ka wada qayb qaataan ka hor inta aan baarlamaanka loo gudbin islamarkaana faaf reeb lagu sameeyo.

Gudoomiyaha golaha Muslimiinta ee SUPKEM ayaa carabka ku adkeeyay in hadii biilkani lagu ansixiyo sida uu hada yahay uusan la tacaalayn caddaalad darada lagula kaco dadka looga shakiyo argagixisada.

Golaha sare ee muslimiinta dalka Kenya ayaa sidoo kale doonaya in baaritaan lagu sameeyo tacadiyadii horaan loogu gaystay qaar ka mid ah dad looga shakiyay in ay ku lug leeyihiin howlaha argagixisada.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories