Natiijadda Imtixaanka iyo Mustaqbalka Ardayda Qallinkii Weriye: Khadar jaamac Dirir
Waxaa maalintii shalay si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaanbaa dalka Imtixaankii shahaadiga ah ee fasaladda 8-aad ee dugsiyadda dhexe iyo afraad ee dugsiyadda...
Mudanayaasha Wakiillada oo ansixiyay wax-ka-bedel iyo kaabis ay ku sameeyeen Xeer No:20
Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa manta cod ku ansixiyay wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyay Xeer No :20 oo ah Xeerka doorashooyinka dawladaha...
Somaliland
DUBAI: Madaxweyne Siilaanyo oo Hotelka uu Deggen yahay Ku qaabilay Saleebaan Xaglo-toosiye
Dubai (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magaalada Dubia ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ku qaabilay Hoggamiyaha Kooxdii SSC Saleebaan Ciise...
Millateriga maraykanka iyo Israa’iil oo si wada-jir ah u Samaynaya Dhoolatuskii ugu balaadhnaa
Wargayska Macaareef ee dalka Israaiil ayaa warbixin ka sameeyey dhoollatuska Millateri ee ay bisha Oktoobar ee sanadkan sida wadajirka ah u samayn doonaan Ciidamada...
BANDHIGGA BUUGAAGTA CAALAMIGA AH EE HARGEYSA: Wakhtiga la bilaabayo oo si rasmi ah loo shaaciyay
Hargeysa (SLpost)- Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa (HIBF) oo ka mid ah munaasibadaha halabuurka iyo farshaxanka ee ugu ballaadhan geeska Afrika ayaa sanadkan...
BUUGAAG GEEDDI AH: Maktabadda wareegta 2012 waa socdaalka dhiganaha qoran ee magaalooyinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Maktabadda wareegtaa waa qayb ka mid ah bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa. Waa hab ka duwan habab inta badan laga yaqaanay...
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe/Sare oo si rasmi ah maanta Dalka uga bilaabmay iyo Bushaarada Guddoomiyaha Imtixaanaadka
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta degmooyinka iyo gobollada dalka si rasmi ah uga bilaabmay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee sannad-dugsiyeedka 2011/2012 oo ay guud ahaan ka qayb-galayaan 17, 531 (Todoba iyo Toban kun, Shan Boqol iyo Sodon iyo Kow Arday).
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

