HomeXulka Spain oo ku guuleystay Koobka Qaaradda Yurub

Xulka Spain oo ku guuleystay Koobka Qaaradda Yurub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xulka Spain ayaa markii 2aad ee isku xigta ku guuleystay koobka qaaradda Yurub kadib markii uu 4—0 ku garaacay xulka Italy oo rejo ka qabay in uu koobkan hanto.

blankCiyaar aad u xiiso badan oo  labada xul ku dhexmartay magaalada Kiev ee dalka Ukraine ayay 90-kii daqiiqadood ku soo gebagebowday 4—0 oo guushu ku raacday xulka Italy. Xulka Spain ayaa intii ay ciyaarta socotay waxaa uu muujiyay ciyaar xirfaddeed aad u heer sarreysa, taasi oo uu xulka ku helay afarta gool.

blankGoolasha uu ku badiyay xulka Spain ayaa waxaa u kala dhaliyay: Silva daqiiqaddii 14aad, Jordi Alba daqiiqaddii 41aad, Fernando Torres daqiiqaddii 84aad iyo Juan Mata daqiiqaddii 88aad. Xulka Talyaaniga ayaa dhankiisa wuxuu iska khasaariyay fursado goolal noqon karayey.

blankXulka Spain ayaa seddex koob oo isku xiga ku guuleystay sida Euro cup 2008, World Cup 2010 iyo Euro cup 2012 wuxuuna  xulkani yahay mid isku xidhan tan iyo sanadkii 2010-ka oo uu ku guuleystay koobkii Adduunka ee lagu qabtay dalka Koofur Afrika.

SOMALILANDPOST.NET

sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories