Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Caqabadaha ku Gedaaman dhallinyarta damacu kaga jiro golayaasha deegaanka

Geeddi socodka siyaasadeed ee Somaliland waxa uu soo maray marxalado kala duwan oo mid walba ay ku xeeranyihiin duruufo gaari. Tusaale ahaan markii dalka...

SHEEKO KALE KEEN: Yeygii Hadhkiisa Weeraray – W/Q: Prof. Cabdisalaaam Yaasiin

Yey ayaa neef ugaadhsatay. Neefkii ayaa midba in goostay oo dhanac ula carrary. Mid ka mid ah yeydii oo qurub sita, ayaa soo ag...

Madaxweyanaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayay oo maanta Gelinkii Dambe ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera (DAAWO VIDEO)

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somalland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  oo toddobaadkii hore Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta kaga qaybgalay shirkii wada-hadallada u dhexeeyay...

52 sano ka hor xoriyadii luntay somaliland waxay naawilaysaa ictiraaf caalami ah

Marka ugu horaysa mahad oo dhan waxa iska leh Alle oo inagu gaadhsiiyay maalintan qaaliga ah nabad iyo barwaaqo. Waxa aan qalinka u qaatay in...

Xaalufka Ba’an iyo Dhibaatooyinka lagu hayo Dhirteena

...dadka mu”miniinta ah inay beeraan dhulka kuna tallaalaan dhirta ayna xanaaneeyaan,  Ugu danbeyntii waxaa islaamku xarrimay in geed la gooyo ama la dhaawaco iyadoo aan...

The Somalia – Somaliland Dialogue and Punland’s Deception on the Peace Process. By Mohamoud Arrale

The current on-going dialogue between Somaliland and Somalia is a controversial issue and it has divided the opinion of the people into two packs....

Haddii aanay ku lumin lahayn wakhtigeeda musasalka saw imtixaanka may baasi lahayn?

Marka hore aad iyo aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin akhriyaysayaal iyo bahweynta saxaafadaay. Waxaan doonayaa maanta in aan ku soo qaato maqaalkaygan khasaaraha uu keeno tvgu gaar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img