Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

SHEEKO GAABAN: Shuruud baa ku xidhan! – Qalinka: Barkhad M. Kaariye

Ugamaan baranin in uu ordo, balse degdeggiisa ayaan ka gartay in uu wax cusubi jiraan, intii uu igu soo socdayse waxaan ku ducaysanayay in...

Madaxweyne Siilaanyo: Halyey Ciidda, Calanka iyo Qarankuba ku diirsaday iga dheh – W/Q: Eng. Mohamed Ali

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xa riirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan dhammaantiin Allaha...

Wasiirka Duulista iyo Hawada; Adeer Fashil Ayaad Taagantahaye Iska Casil Xilka! – W/Q: Jaamac C/Laahi Biime

Waxaan Marka Salaamaya Dhamaan Ummada Reer Somaliland ee Ku Kala Dabaal Degaysay Aduunka Dacaladiisa Maalinti 18 MAY Waxaanan halkan ka Salaamaya Dhamaan Saxaafada Somaliland...

‘Ma Waallee, Wuu Miyir-qabaa!’ – W/Q: Cabdifataax Sh. Nuux

Waa habeen madaw oo haybadiisa wata, waana Goor fiid cawl ah. Dadka intii caafimaad qabtaa waa u cawaysin wanaagsan, intii ballan iyo hawl lehna...

Yemen: Askari isu beddelay Naftii-hure oo galaaftay nolosha 120 ciidamada dalkaas iyo dhaawac tiro beelay

Sanca (SLpost)-Ugu yaraan Boqol iyo labaatan qof ayaa ku dhintay Magaalada Sanca ee xarunta wadanka Yemen kadib markii saaka subaxnimadii uu ruux miidaamo ahi uu isku dhex qa

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo kulan la yeeshay masuuliyiinta hay’adaha dawladaha ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta kulan kula yeeshay madaxda laamaha dawlada ee gobolka Sanaag...

Ujeeddada Socdaal ay dalka ku yimaaddeen Wefti heer wasiiro ah oo ka socda Dalka Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Wefti balaadhan oo ka kooban Afar Wasiir iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socda dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maanta booqasho ku yimid Caasimada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img