HomeWasiirka Duulista iyo Hawada; Adeer Fashil Ayaad Taagantahaye Iska Casil Xilka! -...

Wasiirka Duulista iyo Hawada; Adeer Fashil Ayaad Taagantahaye Iska Casil Xilka! – W/Q: Jaamac C/Laahi Biime

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaan Marka Salaamaya Dhamaan Ummada Reer Somaliland ee Ku Kala Dabaal Degaysay Aduunka Dacaladiisa Maalinti 18 MAY Waxaanan halkan ka Salaamaya Dhamaan Saxaafada Somaliland oo Dedaal aan yarayn uu Wada Dadkeeda.

Maanta oo aan jeclayn inaan Qalinka uu Qaata Arrimaha Ka socda Somaliland, ayaan Iska Hayn Kari waayay Wax Caqliga Ummada Reer Togdheer Ka Dhaadhici waayay, Iyado Horta Xukummada Somaliland ay Dhamaan Cadeysay Inay Dalka Somaliland Horumar ka Wado, Iyado aan Indhaheena Maalinba Maalinta Ka Dmabeyso Arkeyno Mashruucyo aan La Tirin Karin oo Xadhiga Laga Jarayo, ayy Xukummada uu Hogaaminayo Md Axmed Silaanyo Hirgelisay, ayaad Haddana Mooda Wasiiro Ka Tirsani Xukummadiisa aany Khibradaas Horumarinta La Wadaagin.

Waxa Maalinti 18 May ee Burco, iyado Habeenki Xaflad Halkaas Loo sameeyay Wasiirada Kaga Jira Xukummada Somaliland oo Halkaas ay ka soo Qayb Galeen Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Duulista iyo Hawada, wasiirka Xnaanada Xoolaha iyo Masuuliyin aad uu Badani oo Ka Tirsan Xukummada iyo weliba Salaadin iyo Cuqaal badan oo reer Burco ahi, waxaana Halkaas Ka Madhnayn Maamulka Gobolka Togdheer, Dowlada Hoose ee Burco iyo Dhamaan Dadweyne aad uu Badan.

Haddaba Iyada Jilbaha La isko aasay oo Suaalo Badan laga Rabay Inay ka Jawaaban Wasiiradana Ka soo Jeeda Burco, waxa Horumarka Ka socda Somaliland Loogu Diiday Gobolada Bariga Somaliland sida Togdheer, Sanaag iyo Sool, ayaad Mooda inay Wasiiradi halkaasi Ku sugna Midna si Caqli Gal ah uga Jawaabi waayen..

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Md Maxamoud Xaashi Cabdi aya Isna Halkaas Laga sugayay Ino reer togdheer uga Jawaaabo waxo La Damacsanyahay Airportka Magaalada ee ay Sahqadiisi Tahay ino Dayac Tiro Funding’na uu Doono  sido uu Hirgelin laha, aanay Bulshada reer Togdheer uu istcimaalin Kari lahaayen.

Haddaba Wasiirka aya Ugu Jawaabay reer Burco wax aan Caruur 3 Jir Caqligiisa Geli Karayn Taas oo ah, Reer Burcoy, Airportka Magaalada Burco Idinka ayo inii Xidhanyahay, waxu sheegay Haddi La Dhisayo ay Ku Baxeyso Lacag Gaadheysa 500.000 Dollar, Taas oo ah Runti mid aan Kabi Karayn Taarka Lagu Wareejinayo oo keliya, waxaano Sheegay Maxamoud Xaashi Qurbo Joogiina iyo Ganacsatada reer Burco ha Iska Kaashadeen Intaas yar oo si La Inoogu Dhisi, Taas Salaadiinti iyo Odayaashi reer Burco Yaaab Ku Noqotay:

Wasiirkani waa Ninki Ku Bixiyay Magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera in Laga Dhiso Airportska Ku Kacaya 10 Millyan oo Dollarka Mareykanka, Lacgtaasi oo ay Bixisay Dalka Kuwait,  Lacagtaas oo Loogu Talo Galay in Loo Qaybiyo 6 Gobol ee Somaliland Iyado Gobolkiiba Laga Dhisi Kari Laha Airport Ku Kacayso 1 Millyan oo Dollar halka Caasimada ay Ku Kici Lahayd 4 Milyan oo Dolar, Laakin Caqligiiso waa siin waayay, oo Labadaas Magaalo oo keliya ayo uu Qaybiiyay oo aad Moodo iinay Somaliland Tahayba..

Wasiirka aya isna Ugu Hanjabay Guryaha Laga dhistay Agagaarka Airportka inay ka Dumin Doonan dadkaas Marka La Bilaabayo Airportka yare Caanteynka ah ee ay Ku Baxeyso 500kun oo dollar oo weliba laga soo Uruurinayo Jeebka Ummada Reer Burco.

Wasiir Maxamoud Xaashow Dalka Cadaalad Kuma Maamuleysid, Waxna Cadaalad Kuma Qaybinaysid, Haayadaha waxi kuugu soo Dhiiban Sommaliland waxaad iskaga Dhaadhicia Reer Hargeisa, Kaama Yaalayno hadaan Nahay Reer Burco inaad Dadkyaga Qadisid, waxaan Kuugu Baaqeyna Inaad Iska Casishid Xilka aad Gudan Kari weyday ee aad uu haysid Xukummada Somaliland ee uu Hogaaminayo Md Axmdd Silaaanyo.

Wa Billaahi Towfiiq

Jaamac C/Laahi Biime

London

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories