Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Guddoomiyeyaasha iyo Kormeerayaasha Waxbarashada Gobollada dalka oo tabobar loo furay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarshada iyo Tacliinta Sare Maxamed Xasan ayaa maanta tababar socon doona mudo toban cisho ah waxa uu huteelka...

DHACDADII XERADA SOODAANTA: Maragga Aafada Dhulka – W/Q: Axmed Toorno

Sida lala wada socdo tiodobaadkii hore, waxaa lagu waa-bariistya dhacdadii naxdinta, murugada, cabsida, iyo amakaaga xambaarsanayd ee  xerada Soodaanta oo ka mid ah xeryaha ciidanka...

Ma Xorbaad Ismoodaysaa? – W/Q: Saddam Carab

Si aan gabasho lahayn ayaa  loo caayayaa fikirkaaga , loo ceebaynayaa aragtidaada, waxaana la ciideeynayaa kaskaaga, la cidhib tirayaa tafta gobbeed ee kugu gibilaysan,...

Weerarkii lagu Qaaday Ciidamada Qaranka – W/Q: Suleiman Adan Dheere

Duluda maqaalkan oo ku salaysan weerarkii lagu qaaday ciidanka qaranka; kaas oo gaystay dhimasho iyo daawac aan loo baahnayn. marka hore waxaan tacsi u...

DOORASHADII TIJAABADA AHAYD EE GDQ: Ahmiyadda yo Macnaha kale ee ay u lahayd Somaliland, xilliga lagu beegay iyo Qorshaha laga lahaa – W/Q: Xuseen...

Doorashadii Tijaabada ahayd ee ay dhowaan qabteen  Gudida Doorashooyinka Qaranku oo Qorshaha laga lahaa ahaa in lala socdo sida loo waajahayo qabashada doorashada dawladaha Hoose...

Dacwad u dhaxaysa Hoggaanka Sare ee Xisbiga UDUB oo maanta ka furantay Maxkamadda Sare ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta Maxkamadda Sare ee Somaliland ka bilaabmay kiis loogu garsoorayo laba garab oo ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB, taas oo salka ku haysa khilaaf soo kala dhex-galay hoggaanka sare ee Xisbigan talada dalka hore uga arrimin

Jaaliyadda Magaalaad Khobar ee Sucuudiga oo si ballaadhan uga qayb-qaatay Xuska munaasibadda 18-ka May

Khobar (SLpost)- Waxa munaasabad heer sare ah lagu qabtay markii ugu horeysay magaalada Khobar ee mandaqadda Sharqiya Sacuudiga laguna xusaayey munaasabadda 18ka May 2012....

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img