Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo ka qayb-galay Furitaanka Carwo lagu soo ban-dhigayo Farsamada Gacanta
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada maaliyadda Mud, Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay weheliyaan Wasiiradda Warfaafinta Mud. Cabdi Yusuf Ducaale, Kalluumaysiga Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) Ciyaaraha Md. Cali...
Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Deeq Xoolo-dhaqaneed ah ku Wareejiyey 32 Qoys
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta deeq xoolo-dhaqaneed ah gudoonsiiyay Todoba iyo Sodon Qoys ,deeqdaas oo...
Hambalyo Dhalasho Farxad leh oo ku socota Xogahaya gaarka ah ee Madaxweynaha iyo Ooridiisa oo Gabadh ugu dhalatay magaalada Doha
Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar, Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada ...
Waxaanu joogaynaa City: Agueo iyo Balotelli oo meesha ka saaray inay Kooxda ka tagaan
SLpost Sports - Serio Aguero ayaa ka farxiyey taageerayaasha Manchester City oo ka cabsi qabay inuu xiddigani xilli-ciyaareedkan u wareego Real Madrid isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka tegayo kooxda Horyaalka Ingi
HULK oo Danaynaya inuu Beddel u noqdo Drogba
Xiddigga kooxda Porto ee ka dhisan dalka Boortaqiiska, Hulk, ayaa danaynaysa inuu beddel u noqdo Didier Drogba, isaga oo shaaca ka qaaday inuu soo dhawaynayo wada-hadal laga yeesho inuu u wareego koxda Chelsea.
Xildhibaan Xoog oo Shir-guddoonka Wakiillada ku eedeeyey Xagal-daac Xukuumadeed, kana hadlay Dableydii Ciidanka Weeraray
argeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed (Xoog), ayaa Shir-guddoonka Golaha Wakiillada ku eedeeyey inuu ku dhex-milmay golaha Xukuumadda isla markaana ka hadlay doorka mooggaananta Xukuumadda...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka jaray Maal-gashigii ugu ballaadhnaa Somaliland oo ay hirgelisay Shirkadda Waddaniga ah ee SBI
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta furay warshadda Somaliland Beverage Industry (SBI) oo ah tii u weynayd ee Coca-ha iyo sharaabka kale
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

