Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Dr Edna Aadan oo Qaddiyadda Somaliland ku soo jeedisay Warbaahinta YURUB, si geesinimo lehna uga Hadashay Shir ka socda Brussels (DAAWO)

Brussels (SLpost)- Halkan ka Daawo Muuqaalka Shirka ka socda magaalada Brussels ee Xarunta Midowga Yurub, Warbixin Telefishan laga leeyahay mid ka mid ah dalalka Yurub ka diy

Shirkada Isgaadhsinta ee SOMTEL oo Adeeg Cusub ku soo kordhisay Wax-qabadyada ay Bulshada U samayso

Hargeysa(SLpost)-Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa soo Badhigtay Adeeg Cusub oo la yidhaahdo DALMAR kaas oo ka shaqeyn doona 201 Waddan oo ku yaala Daafaha Dunid, Si

Natiijada Kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland iyo Guddiga Arrimaha Afrika ee Baarlamanka Ingiriiska (SAWIRRO)

London (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, DR. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo uu weheliyo Safiirka Somaliland ee dalka Ingiriiska, Mudane Cali Aadan Cawaale, ayaa...

Hargeysa: Munaasibad Dad badan Kulmisay oo lagu Caleemo-saaray UGAAS Beesha Cabdalle Sacad yeelanayaan [SAWIRRO]

Hargeysa (SLpost)- Beesha Cabdalla Sacad (Sacad Muuse) oo ka mid ah degaanka Hargeysa, ayaa shalay ugaas cusub u caleemo-saaray Ugaas Cabdillaahi Cabdi Xasan (Xawaareeye), kaas oo loo sameeyey xaflad meeqaam sare leh.

CAWKE iyo MADASHA SIYAASIGA: Barnaamij Cusub la filayo

Waa Barnaamij  dhawaan la baahin doono, kuna saabsan  Ururada siyaasadda ee Guulaystay (6 urur) oo weriye Axmed Xasan Cawke Goddoomiye walba  waydiin doono su'aalo aad...

Dadweynaha Dalka Masar oo maanta u dareeray Goobaha Codbixinta si ay Madaxwene Cusub u doortaan

Cairo (SLpost)- Dadweynaha dalka Masar ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta, si ay u soo doortaan Madaxweyne cusub, iyadoo doorashadani  ay noqonayso   tii ugu horaysay...

Dhakhtar Maraykanka ka Caawiyey Dilkii Usama Bin Laden oo lagu Xukumay Xabsi 30 sanno ah

Islamabad (SLpost)- Dhakhrar  u dhashay dalka Baakistaan  oo  Wardoonka Mareykanka ee CIA  gacan ka  siiyey dilkii lagu khaarajiyey  Usama Bin Laaden, ayaa lagu xukumay xabsi 30 sanadod. Shakil Afridi, waxaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img