HomeHULK oo Danaynaya inuu Beddel u noqdo Drogba

HULK oo Danaynaya inuu Beddel u noqdo Drogba

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[S]Lpost Sports – Xiddigga kooxda Porto ee ka dhisan dalka Boortaqiiska, Hulk, ayaa danaynaysa inuu beddel u noqdo Didier Drogba, isaga oo shaaca ka qaaday inuu soo dhawaynayo wada-hadal laga yeesho inuu u wareego koxda Chelsea.

blankKooxdan haysata Horyaalka Yurub, waxa ay rejaynaysaa inay xiddiggan reer Brazil ku lammaanayso weeraryahanka kooxda Atletico Madrid ee Radamel Falcao oo hadda ugu horreeya liiska ciyaartoyga ay Chelsea danaynayso inay soo iibsato.

Teodoro Fonseca, oo ah wakiilka gaar HULK, ayaa ka mid ahaa dadkii daawanayey ciyaartii Final-ka Champions League ee ka dhacday magaalada Munich, waxaanu dilaalka ciyaartoygani qiray inuu ka war-qabay rabitaanka kooxda reer London ee ciyaartoyga uu wakiilka u yahay.

blankblank

HULK ayaa la filayaa inuu ka garab Ciyaaro Torres ama Falcao [Haddii ay Chelsea soo iibsato]

“Waanu u madax-bannaanayhay inaanu wada-hadal la galno Chelsea mar kasta iyo meel kasta,” ayuu yidhi Fonseca.“Aad buu u jecel yahay Horyaalka Ingiriiska, Chelsea waa koox u wanaagsan HULK,” ayuu raaciyey hadalkiisa.

Xiddigan 25-jirka ah oo ka ciyaara Booska weerarka Dhexe, waxa uu xilli-ciyaareedka dhaliyey 21 gool 38 kulan oo uu ka qayb-galay.

Kooxda uu la joogo ee Porto ayaa hore u sheegtay inay ciyaartoygan u fasaxayaan naadiga ka bixiya £80million, haseyeeshee, maadaama uu ciyaartoygani xiisanaynayo inuu isagu kooxdaas tago, waxa laga yaabaa inuu qiimaha Wareegistiisu ka bilaabanto wax ku dhow £35m.

SLpost Sports Desk

Sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories