HomeWasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Deeq Xoolo-dhaqaneed ah ku Wareejiyey 32 Qoys

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Deeq Xoolo-dhaqaneed ah ku Wareejiyey 32 Qoys

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta deeq xoolo-dhaqaneed ah gudoonsiiyay Todoba iyo Sodon Qoys ,deeqdaas oo ay ku caawisay hay’ada Munadamatu dacwa al Islaamiya .

blankMadaxa hay’adaas ee dhinaca waxbarashada Sh. Maxamed Axmed Kaahin ayaa sheegay in deeqdan xoolaha ahi ay ka kooban tahay lix boqol oo neef oo adhi ah,Sadex iyo Konton neef oo geel ah iyo Boqol iyo Konton neef oo Lo’ ah kuwaas oo uu dhamaantoodba  xusay inay yihiin Xoolo dhaqmaad ah, Mas’uulkani waxaa kale oo uu intaas ku daray in qoys kastaba la gudoonsiiyay shan neef oo lo’o ah iyo labaatan adhi ah,Waxaa kale oo uu sheegay in qoysaska qaarna la gudoonsiiyay Sadex neef oo geel dhaqameed ah,waxaa kale oo Sh,Maxamed Axmed Kaahin uu ka waramay Qorshaha hay’dan ee ku wajahan wax u qabashada dadka danyarta ah.

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil C.laahi Axmed ayaa sheegay in hay’ada Munadimatu dacwa al Islaamiya ay door muhiim ah kaga jirto taakulaynta dadka danyarta ah ee ku tabaaloobay abaarihii dalka soo maray,Wasiirka awqaaftu waxa uu tilmaamay in deeqdan xoolaha ahi ay wax weyn ka tari doonto nolosha dadka danyarta ah.

Sh Khaliil waxa uu ku booriyay dadka danyarta ah ee xoolahan loo qaybiyay inay sida ugu haboon uga faa’iidaystaan.

Waxaa kale oo halkaasi ka hadlay Madaxa hay’ada Munadimatu dacwa al Islaamiya Dr C.qani Muuse Yuusuf ayaa ka waramay kaalinta horumarineed ee hay’adani ka qaadato nolosha dadka danyarta ah.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories