Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Garabka Cali Waran-cade ee Xisbiga UDUB oo ku hanjabay inay carqaladaynayaan Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Hargeysa  (SLpost), Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax iyo...

Xeer Ilaalinta Dalka Kenya oo Amartay Soo qabashada Masuul Xukuumadda ka tirsan oo Aflagaaddo Geystay

Nairobi (SLpost)- Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Kenya ayaa maanta ka dalbaday ciidamada amaanka ee dalkaasi inay soo xidhaan Siyaasi caan ka ah Wadankaasi,isla...

Hoggaamiyeyaasha Dalalka Dunida oo Maanta Shir uga Furmay Xarunta QM ee New York

New York (SLpost)- Xarunta Guud ee Qaramada Midoobay ee ku taala Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa maanta shir uga furmay madaxda Caalamka,...

Shaqaalaha Shan Wasaaradood oo maanta Imtixaan Qiimayn ah u Fadhiistay

Hargeysa (SLpost)- Shaqaalaha dawladda ee ka hawlgala shan ka mid ah wasaaradaha iyo Hay’adfaha Dawladda ayaa maanta uu u bilaabmay Imtixaankii qiimaynta shaqaalaha Dawladda...

Ruushka oo Diyaarado Dagaal ka iibinaya Dalalka Uganda, Angola iyo Itoobiya

Moscow (SLpost)- Dalka Ruushka ayaa diyaaradaha dalka iyo noocyo kala duwan oo hubka casri ah heshiis malaayiin Dollar ku kacaya kaga iibinaysa saddex dal...

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Pakistan oo Abaalmarin u Ballan-qaaday Cidda Khaarajisa Ninka Sameeyey Filimka lagu af-lagaadeeyey Diinta Islaamka (DAAWO)

Peshawar (SLpost)- Wasiir ka tirsan xukuumadda dalka Pakistan, ayaa sheegay inuu abaal-marin boqol kun oo doolar ah siin doono ciddii disha ninkii sameeyay filimka...

Buug Cusub oo Uu Qoray Aqoonyahan C/raxmaan-Guribarwaaqo Kana Hadlaya Taariikhda Dhabta Ah Ee Sayid Maxamed Cabdalla Xasan oo Hargeysa lagu Daah-furay

Hargeysa (SLpost)- Buug cusub oo la yidhaa “SOOYAAL” noociisa oo kalena aan horey loo qorin kuna duugantahay taariikh ballaadhan oo la hilmaamay ayaa xalay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img