HomeXeer Ilaalinta Dalka Kenya oo Amartay Soo qabashada Masuul Xukuumadda ka tirsan...

Xeer Ilaalinta Dalka Kenya oo Amartay Soo qabashada Masuul Xukuumadda ka tirsan oo Aflagaaddo Geystay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Kenya ayaa maanta ka dalbaday ciidamada amaanka ee dalkaasi inay soo xidhaan Siyaasi caan ka ah Wadankaasi,isla markaana Wasiir ku xigeen ka ah dawlada Kenya.

blankWasiir ku xigeenkan oo lagu magacaabo Ferdinand Weytito ayaa ku eedaysan inuu jeediyay Khudbad lagu dhaleecaynayo Qoomiyada Masayga ee ku nool dalkaasi, taas oo kaliftay in dadweyne badani ay ka gadoodeen hadalkan ka soo yeedhay Wasiir Xigeenkan.

Hadalkan Wasiir ku xigeenka ayaa abuuray kala qaybsanaan qoomiyadeed,iyo hurin colaadeed oo ka dhex dilaacda ummada Kenya,ka hor inta aanay qabsoomin doorashada loo balansan yahay ee bisha March ee sanadka soo socda.

Geesta kale Siyaasiyiinta Kenya ayaa warbaahintu mudooyinkii u danbaysay ay ku eedaynaysay inay abuurayaan Xiisado colaadeed oo Qoomiyadaha dhex dooda iyadoo ay jirtay in boqol qof ay ku dhinteen rabshado iyo dagaalo dhex maray laba qabiil oo ku wada nool dooxada webiga Taana ee dalkaasi laba todobaad ka hor.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories