Ra’iisulwasaarihii hore ee Itoobiya oo maanta si rasmi ah loogu aasay dalka Itoobiya
Addis-Ababa(SLpost)-Ra'iisul Wasaarihii hore Itoobiya Meles Zenawi ayaa maanta lagu aasay Kaniisad ku taal magaalada Addis Ababa, halkaasoo uu ku aasan yahay Boqorkii hore Itoobiya...
Maxkamadda Sarre ee Somaliland oo si rasmi ah u laashay dacwaddii ururadda Hadhay ay u gudbiyeen
Hargeysa (SLpost)-Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa maanta go’aan ay ku laalayso ka soo saartay dacawad ay su oo gudbiyeen qaar ka mid ah ururadii...
Caddaalad Ku Sugan Qolka Mugdiga ah ee Garqaadista (CQMG) (Justice In A Dark Court Room [JDCR]) Iyo Maxkamadda Sare JSL Baahida Ay u Qabto...
Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige) ahna Muwaadin JSL oo Tabliiqi-Sharci (Voluntary Lawyer) isla markaana gudanaya Waajibaadkiisa Diiniga iyo Dastuuriga ah ee ku...
Gabiley: Musharixiin Si Wayn Ugu Eedeeyey Gudoomiyaha Kulmiye ee Gobolka Gabiley Inuu Ku Xulanayo Musharraxiintiisa Sida Ay U Kala Jeeb Roon-yihiin
Gabiley (SLpost)-Laba Musharrax oo ka mid ah Musharixiinta diyaarka u ah inay ku tartamaan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanada Dalka ee dabayaaqada Bisha Nofember ka qabsoomi...
Ma doonaysaa waxbarasho Jaamacadeed oo bilaash ah adiga oo gurigaaga/xafiiskaaga jooga?
Jaamacadda barashada cilmiga iyo deraasaadka Islaamka (Islamic Online University) ayaa markii u horraysay faraceeda ka furaysa magaalada Hargeysa ee Somaliland, si fursad ay ugu helaan ardayda ku nool gobollada wadanka ee doonaysa in ay wax ka
Wicistii Qol-qol Joogga Iyo Mashquulkii Qurbe Joogga: Cumar Seerbiya
Dadku waxay isku af-gartaan hadalka xooluhuna urta marka laga yimaado astaamo iyagu ka dhexeeya dadweynaha caalam oo cidkastaaba wax ka fahanto sida kuwa faraha...
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo u kicitimay dalka Itoobiya si ay uga qaybgalaan aaska ra’iisalwasaarihii hore ee Itoobiya oo lagu waddo in...
Hargeysa (SLpos)-Madaxweynaha Somaliland iyo Wefi uu hoggaamiyo, ayaa maanta u anbabaxay dalka Itoobiya oo ay kaga qaybgalayaan aaska qaran ee loo samaynayo, ra’iisalwasaarihii horre...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

