HomeHoggaamiyeyaasha Dalalka Dunida oo Maanta Shir uga Furmay Xarunta QM ee New...

Hoggaamiyeyaasha Dalalka Dunida oo Maanta Shir uga Furmay Xarunta QM ee New York

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New York (SLpost)- Xarunta Guud ee Qaramada Midoobay ee ku taala Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa maanta shir uga furmay madaxda Caalamka, iyagoo ka wada hadlaya arrimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay rabshadaha iyo dagaalada ka aloosan Suuriya, Barnaamijka Nukliyeerka ee Iran iyo Filimkii lagu aflagaadeeyeeyay Nebi Muxamed NNKH.

blankShirkan oo socon doona ilaa bisha October 1-deeda ayaa lagu dhagaysan doonaa Khudbado ay soo jeediyaan Madaxda Adduunka. Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama ayaa ka hadlay Madashii Shirkaas ayaa u jeediyay madaxdii shirkan ka qayb gashay isla markaana uu nuxurkoodu ku qotomo,in aan marnaba loo ogolaan dalka Iiraan inay hesho hubka Nukliyeerka ah ,waxaanu soo jeediyay in Guud ahaan Caalamku nabad ku wada noolaado.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Dalka Suuriya Faysal Al Miqdaadi ayaa maanta warbaahinta caalamka u sheegay in wefti balaadhan oo ka socda Xukuumada Suuriya ay ka qayb galayaan shirka madaxda caalamka uga furmay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York, iyaga oo sida sida uu sheegay dhanbaal iyo Xasilooni ka hirgasha Suuriya taas oo ay ku baaqi doonaan.

Wasiir ku xigeenkani waxa uu eedeeyay Wadamada Turkiga,iyo Qadar kuwaas oo uu sheegay inay taageero dhinac kasta ah u fidiyaan argagixiso uu xusay inay dalkiisa ku soo dushay.

SomalilandPost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories